Comments for SSC TIMES

Comment on Lasanod Civilians Shot Another Somaliland Clan Militia by HILLIYE
ASC DHAMAN DHALIYARADA  SOMALIYED GARAHAAN KU WEBSITE KAN ISKALE SALAAN KADIIB WAXAAD CADAYSEEN AQOONTII IYO GEESINIMADII AWOO-WAAYASHIIN GUUL IYO GOOBANIMO IDIIN RAJAYNAYA

Comment on Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo) by gabriele Schröder
I want to join SSC…..I am European but deeply connceted with Somali people

Grreting

Comment on Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo) by gabriele Schröder
I want to join SSC…..I am European but deeply connceted with Soamlia….

Grreting

Comment on Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo) by SAHRA
They have listened to a person that they hardly know more than their own Family. What on earth is wrong with these young people. Do not talk to strangers means nothing to them. There is nothing for free on this world any more. Everything costs money or your life, choose which one you want to give up or why give anything at all. Kids, teenagers and every one please stay close AND LISTEN to your parents and family because they are the only ones who care about you.

Comment on Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo) by khaalid axmed
waxaan xagan kasalaamayaa dhamaan umad soomaaliyeed ee kudhaqan dhamaan gobalada soomaliya oo dhan waxaan baaqtaageero udirayaa ssc waxaan leeyahay adkaysta midnimada walaal tinimada iska ilaaliya cawga /munaafiqiinta uu kamud yahay kayse / xaabsade /fu aad waliba anigu waxaan jeclahay inaan kusoobiiro ciidanka ssc waliba diyaar ayaan uahay halgan kii daraawishta in aan doo celiya waanaad salaaman tihaan

Comment on Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo) by Darwiish IYMH
Mar walboo ay wax unkamayaan waxa ay maraan dhowr marxaladood oo kala ah:

1- Forming

2- Storming

3- Norming

4- Performing.

U-adeegayaasha bulshadeenna Sool Sanaag iyo Cayn waxaad mooddaa inaan hadda ka sii gudbayno Marxalladd 1aad oo ah “isu-imaansho/unkan ama “Forming”… kadib markii aynu wada dareennay dhibaatada gobolkeenna haysata, ayaynu “isugu-nimi”  “Gol-khaatumo”.  GUUL. Marxalladda labaad ee ah “storming” ayaynu iminka ku jirnaa oo waa marka ay bilaabmaan is qabqabsi iyo niyad jab ku dhici kara kuweenna jilicsan. Haba yaraatee marka ay hoggaamiye-yaasheennu ina dareensiiyaan xaqiiqda iyo adkaysiga loo baahan yahay marka lagu jiro xaaladdan oo kale ayaa ah in la isla fahmo oo la isu samro. Waana wax dabiici ah in marxaladdan la maro. GUUL. Sidaa awgeed shaki kuma jiro in dhawaan loo gudbi doona marxaladda saddexaad ee “Norming” oo ah mid deggan oo xubnuhu dareemayaan horumar iyo “is af-garasho” ku dhisan garashada mawqifyada kala duwan iyadoo la isku waafaqo hadafka guud ee ah bilowga maamul xor ah oo wax u qabta gobolladeenna taasoo ah waajib saaran dhammaan wax garadka u dhashay gobolka. Maxaana daliil u noqon kara inaynu marxalladdan dabiiciga ah si sharaf leh uga gudubno: waa iyada oo uu habsami ku qabsoomo shirka waddanka gudihiisa lagu qaban-doono. GUUL. Waa maxay marxaladda tan ka sii dambaysa : “Performing” ama “Wax qabad” waa xilliga dadku bislaadeen, hoggaankuna kalsoonidiisu sii korodhay,  geenyaduna ay xawli ku socoto. Waxaana daliil u noqon doona in marxaladdan sharaf looga gudbo iyadoo la dhammaystiro  Airport-ka Buuhoodle. GUUL.

Tired of hatred from folks to your North and manipulation by folks to your South;

Tired of waiting for genuine leadership. Wait no longer. “We” are the ones we have been waiting for: SSC. GUUL.

darwiish IYMH.

Comment on Awdal State of Somalia on International TV (Daawo) by Ali Hufane
I think it’s a time to speak out this what we are waiting for a long time and we have a right to have our own state and I am very happy to see our beautufil blue, white and the real star in the middle all what I can say our dream come true.

Comment on The New Song Darawiish By Saado Ali Warsame (Daawo) by khadar farax
waxan salamayaa dhaman umada somaliyeed meel ayjoganba waxan kusalamaya salanta

islaamka bacda salan waxan umahad celinaya qofka warqadan qoray oo runshegay

waxan kale oo aan mahad ucelinaya dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan shacabka

reer punt’land gaar ahaan shacaka reer ssc iyo madaxdoodaba waxan leyahay walalayal midnimadiina ilaashada cadowgana iskadifaaca walalayaal maleeshiyada

siilanyo eedhagarta qaba waad kufilantihiin isaga iyo wixiidabadhif ahba isaga

iyo dabadhifkuna waa iskumid ee iskusihalooladagalamo inaga oo aan qabiil

uguhiilin anu iskumeel ugasojesano waayo nin cadow sohugamiyey waxbamawadaagno

aniga ookuhadlaya dhaman shacabka somaliya mayeelidoono in somaliya intayar ee

hadhaylakalagoogoyo dhaman shacabka somaliyeed na waxan ugubaqaya in ay arintaa

meel uga sowadajesta sscna waxan leyahay guul guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul shacaka reer punt’land na waxan leeyahay

aayihiina iyo midnimadiinakatashada faroole wuu iskukeendira oo wuu innakala

googoyey   shacabka somaliyeed ee konfurdagana waxan leyaha walalayaal gaalada

iskasaara shacabkii dhamayey ee oo ayihiinnaka tashada somaliyey ayahaga

somaliyey dabadhilifnimada daaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Comment on Laascaanood Civilians Burn The Clan Militia Flag (Listen) by khadar farax
waxan salamaya dhamaan muslimiinta meel ayjoganba waxan ku salamaya salanta

islaamka bacda salaan  somaliya waamid shanta somaliyana waa inla isukeena

macquulnama aha intii sadexdamaqan intii ladoonilahaa inlabada sohadhay

lakalagooyo wixiikutaliya inlakalagoogoyo intayar eesoohadhana waxcaqli

lahma aha seebay macquul utahay in dadyar oo iskudiin ah oo isku af ah oo isku

sinjiyad ah oo awilbayaraa lakala qoqobo oo xabsilakageliyo war dadka intafican

iyo caqligafican hashaqeeyan hadiikale waxaalagadhidoona xili golgobol lookalago o oo dowladaha shisheeye kuwada adeegtan oo lawaayo wax somaliya

ladhaho war somaliyey isdabaqabta oo dabadhifnimada iskadaaya kiiladoortaba

wuxuuqodaa dabadhif u adeega danaha shiisheeye

Comment on Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo) by Abdulkadir Daud
Marka hore waan salamayaa dhamaan ummada soomaliyeed ee aan jeclahay,

marka labaad waxaan ahay arday soomaaliyeed ee wax ka barta wadanka malaysia waxaana ka soo jedaa Gobolka Banaadir ee koonfurta Somaaliya ,

runtii waxaa aad ii cajab galiyaya midowgaan cusub oo ay ku mideysanyihiin dadka somaaliyeed ee ka soo jeda Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn .

isla markaasna loga gol leeyahay in lagu difaaco jiritaanka ummada somaliyeed iyo la hor istaag waxa loogu yeero somali laba wadan kal noqota oo ay ah riyo maalmeedi .

Runtii dadaalkiin aad ayaan u bogaadinayaa waanan ku faraxsanahay ee halkaa ka wada ilaaheyna garabkiina ha galoo

Comment on Awdal State of Somalia Celebrations Continue (Daawo) by somali
somali baan ahay.. saldanada awdal ayan u dhashay somali wayn ha nolato somalidiid a daco

Comment on Awdal State is Born – Awdal State Dhalatay (Daawo) by mahamed
waxaan taageersanahay in aan anagu wax wada qabsano oon dalkeena iyo dadkeena horu marino dal iyo dad kufaani karno aan leenahay waxaanan taageersanahay in aan noqono dad madax banaan waanan taageerayaa awdal state