// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Awdalland, Latest, News, SSC News » Awdalland Deserves Recognition – New Song (Daawo)

Awdalland Deserves Recognition – New Song (Daawo)

Awdal (ssctimes.com) The drive for Awdalland continued with a beautiful production of the Awdal Flag song by the well known Awdal singers Ubax Fahmo and Guled Dayax. The words in the song include: “Live Long Awdal”, “the day you were born we had the day light” and “Our beautiful flag live forever”. It is true that Somalia already has too many ‘LAND’ regions such as Jubaland, Somaliland Clan (non disputed areas), Gedoland, Puntland, Darwiishland (known as SSC), Mudugland and Bartamahaland, however, each LAND region has its own tribes and colloquial ancestors who deserve to be acknowledged and regarded to be a separate state of Somalia.

The Awdalland Flag Song:

In Obama’s recent meeting with young African leaders in the White house when asked “How much support should we expect from the US and not financial or aid support but support for the people putting their lives at risk to support as an ear and as a friend” Obama’s response included:

“you will have enormous support from the people of the United State when it comes to creating structure and infrastructure in Somalia that works for the Somali people”

Obama also added:

“we are aware of the tribal and traditional, and clan structures that exist in Somalia”

“In some instances we may take a portion of the country that is stable and implement the same work for the rest of the country”

Obama should be aware that Awdalland is a portion of Somalia that is peaceful; the people of Awdalland want peace and prosperity for their region similar to that of the people of SSC.

Thus is it not time to also respect the needs of the Awdalland people in the recognition of their region and flag as a separate state of Somalia, which is controlled and lead by its own clan people. Time has come to recognise the state of Awdalland.

Somali:

Clanka Awdalland waxa loosoo saaray hees aad u macaan oo loogu talagalay inay aduunka ogaato jiritaanka iyo ra’yiga shacabka Awdal, ayagoo doonaya inaysan cidkale hoos iman oo magaalooyinka Awdalland ahaadeen maagaaloyin ay ka taliyaan xukumaana dadka Awdalland. Shirar iyo wacdi gelin lagu taageerayo Awdalland ayaa la abaabulayaa, shacabka u hadlo Awdalland ee aduunka wadamo kala duwan joogana wey shaaciyeen fikradooda ayagoo ka dhiidhiyay xumaanta ay Somalidiidka ka wado Awdalland.

Waa waqtigii aduunka ogaan laheyd inuu LAND kale jiro oo la doonayo inay dadka shicibka ku dhaqan Awdalland ogaato inay yihiin dad jira oo cidna hoos iman.

Calanyahow wacani weligaa dhisnoow.

Written by

Filed under: Awdalland, Latest, News, SSC News · Tags:

4 Responses to "Awdalland Deserves Recognition – New Song (Daawo)"

  1. asc waxaan salamaya dhamaan umada rer awdalland melkasta oo ay joogaan dal iyo
    dibadba salaan qaaliya bacda salaan walal waxaan aad ugu farxan walhi heesta calanka ee guled iyo ubax qaadeen ooo i dareen siisay ina ay tolkay baraarugeen ooy garteen dantooda ka daahnayd mudo ah 19sano ooy ahaayeen dad aan ka ahayn dalkooda kuwo ka taliya oo aykaga jireen dad han afar qof tan yio malintii la aaas aasay somalidiidka markaa walayaall waa inaan u tashanaa dalkeena iyo dadkeena wa bilahi taqfiiqbyy

  2. asc bacda salaan waxaan dardarayaa dhamaan saxaafada beelwaynta ku ab tirsata
    awdal empire waxaaan leeyahay inta aad ku mashquusheen walalayaal reer hebel iyo rer hebel waaad dib ufiirisaan taaariikhda uu leeyahay dhulkan oo ayka mid yihiin ADAL EMPIRE IYO HALYAYGII AXMAD GURAY OO AY DAD BADAN KU TAAMAAN OOAY SHEEGTAAAN iyo oo na bara oo ladka yaryar bara oo dadka kale bara oo
    waxa kale ayaa ah waxaad iyka dhaaaftaaan dhulka ay dagaan ADAL EMPIRE
    ee kal jartaan eed kaliya tilmaantaan gobolada ah AWDAL IYO SALAL KALIYA MAAXAAD U REEBTEEN GABILAY MA AHA MIYAA DHULKIINA MIDA KALE ANIGA OO JOOGA DALKA GERMANY WAXAAN MARWALBA KA AQRIYAAAAA QABAAILO WALI MAKU ARAG TAARIIKHDA DADKAYGU LEEYIHIIN YIO DHULKAYGUBA WALAL WAXAA INI LEEYHAY INTA AAD WAXAN ISKA DHAAFTAAN NA BARA TAAARIIKHDAYADA DHEER WAANN IDINN SALAMY DHAMAAN SAXAAFADA SALAL AWDAL IYO GABILAY WA BILAAHI TOWFIIIQ

  3. Adan says:

    ASC bacda salaan waxaan aad u soo dhaweynayaa maamulka AWDALLAND waayo dadweynaha degan deegaanadaasi waa in ay ka tashadaan aayahaooda waayo way madaxbanaanyihiin fikirkooda iyo aayo ka talintiooda Maamulka Siilaanyo na waa in ay faraha kala baxaan Faragelinta ay ku hayaan shacabka deegaanada SSC iyo AWDAL waayo labadooduba waxay samaysteen maamulo ay ku sugayaan Soomaaliweyn oo layidhaa AWDALLAND iyo DARWIISHLAND.
    Waxaan marlabaad leeyahay Xukuumada Siilaanyo Haddii ay iska dhega tirto Aaraada SHAcabka in ay la kulmi doonto cawaaqib aad u xun ayna ku keeni doonto khatar hor leh meelaha ay hadda ka taliyaan.

  4. mashallah says:

    masha allah awdalland wa uumaad jiirtta oo xos imaankarin umadkaleh. somalia president aya ku dawaqay in 1988 socdalku ku somaray waqoyiga. borama wa sidu xadalka uudhigay president his excellence jalleh syad barreh, maa xoss imankartto hargeyssa anymore. so borama is free from hargeissa since 1988. kolkaa rer borama waxa laga raba inay xadalka maqlaan ooy iss isku mamuulaane. waba sidey taxay. rajoo weyn ayan kuqabnaa inay besha calimkuu borama aqoonsii si dedegxa uga xelidoontoo. congratulations state of borama……..

Leave a Reply

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>