// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » News, Qosol iyo Qiiro » Alshabaab Cuts Tongue – Wiil Carabka Laga Jaray (Daawo)

Alshabaab Cuts Tongue – Wiil Carabka Laga Jaray (Daawo)

Muqdisho (ssctimes.com)Shocking news today came to light in Muqdisho the capital city of Somalia after young man named Ahmed Ali Shuuke was presented to the media in the city by his Mother and relatives to show the world that their son has had his tongue cut by the Alshabaab operating in the region.

Ahmed Ali Shuuke who is unable to speak, eat or drink has confirmed to the media that the Alshabaab did cut his tongue with a knife. His Mother who spoke on his behalf explained that her son was abducted and kept as a prisoner of the Alshabaab for a long time and she has only just recently managed to find him.

This horrific act is regarded not only unislamic but also inhumane, the purpose was obviously to keep Ahmed silent, as many Somali people are unable to read or write the only opportunity to communicate is through dialogue and with that taken away the Alshabaab must have thought he would not be able to relay the information relating to the time he had spent as their captive or any incidents he has witnessed.

The Mother of Ahmed Ali Shuuke has told the media that her son receives all food through injection and according to her statement he gets fed using the needles often used for injecting Camel herds.

Muhudiin Hasan Afrah who is the uncle of the victim has also described how his nephew has lost all functionalities of the tongue, he said it has completely blocked his ability to speak and he is unable to put anything down his throat, the trauma of the incident has also affected his well being overall.

The Alshabaab movement who often admit their acts of evil are yet to comment on this particular incident and it remains mystery as to the exact reason behind this grossly unjustifiable act.

Somali:

Saxaafadaha wararka Muqdisho waxaa lagusoo bandhigay wiil dhalinyaro ah oo sida la sheegay ay carabka mindi uga gooyeen Xarakadda Al-Shabaab ee ka Dagaalanta Koonfurta Dalka Soomaaliya.

Hooyadda dhashay Axmed Cali Shuuke oo ah wiilka laga jaray carabka ayaa saxaafadda u sheegtay in wiilkeeda muddo afduub loo haystay oo ay heleen xilligaan isagoo carabka laga jaray haatana ay ku quudiso ama cunadda ku siiso Irbadda nooca geela lagu duro ah.

Muxudiin Xasan Afrax oo ah adeerka Wiilka ayaa dhiniciica tilmaamay in uu gabat dhamaan Shaqaddii uu qabanayay carabka oo hadalkii, cuni cunistii iyo cabiddiiba ay meesha ka baxday.

Sikastaba ha ahaatee ilaa hadda macadda sababta keentay in Wiilkaan carabka laga jaro, iyadoona weli aysan ka hadlin Xarakadda Al-Shabaab eedaynta loo jeedinayo oo ah innay wiilkaan carabka ka jareen iyo in kale.






Written by

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro · Tags: , , , ,

7 Responses to "Alshabaab Cuts Tongue – Wiil Carabka Laga Jaray (Daawo)"

  1. khayre says:

    MAXAANU FIKRAD DHIIBANA AL SHABAAB WAANU KUWAREERNAY OO ILAA HADA GAALO IYO ISLAAM WAXAANU KUSHEEGNO MAGARANAYNO DADKIIBA WAY DHAMEEYEEN MIDAY QOORTA KA GOOYAAN MIDAY GACANTA KA GOOYAAN MIDAY LUGAHA KA GOOYAAN HADANA CARABKA AYEEY KEENEEN ILAHAY ISAGAA CADILEE KUWAAS DADKA HA KAQABTO OO HAKA XAKAMEEYO WAA AAAFO LA ISUSOO DIRAYE

  2. Cabdi says:

    waa wax la yaab leh , dhaqanka noo caan ahna waxa uu u egyahay ama uuba yahayba mid mas’uuliyad darro ah oo ay fuliyeen dad wax ma garato ah .
    kuwa ku kacaayo arrinkaan oo aklena waa in aan meel ooga soo wada jeesanaa oo aan iska dhicinaa sababtoo ah waa , arri muujinaayo arxandarro ,ujeeddada ka danbeeysana ay tahay hanalaga cansado oo yaan la hadlin fariinta loola jeedona waa ,haddi aan hadasho qofwalowba sidaas ayaan carabka kaaga goynaynaa .

    hadaba aniga ka mawaadin Soomaali ah waxaan u sheegayaa kuwa kun kacaaya arrimaha noocaan ah hadana diinta islaamak sheegayaayo waxa ay wadaan waa foolxumayn in diinta islaamha la fuu xumeeye , waxaan haalkaan ugu baaaqayaan dhamaan ummadda soo maaliyeed in ay iska qabato kooxdaan u soo dhigatay Diiteenii iyo Dadnimadeenii .
    waxa wadaan sida uu muujinaayo ficilkaan wadaawanimo ay u qabaan ummada Soomaaliyeed iyo Diinteeda ee Soomaaliyeed ka kaca fadhigga wax danbood dhorataan ma yaalaan sida aad u jeeddaan waxaa lagu soo duulay Dadkeenii oo waakuwaan markii Qaliinka lagala daalay hadda la bilaabay in qofkii oo nool marba Cad la jerro .

  3. waxa laga yaaba inuu ethipianka spy ama jaajus u ahaa sidaa darteedna ay carabka uga jareen

  4. sahro says:

    Wuxuu doono ha sameeyo, lakiin islaamnimo wey ka bexeen Alshaab. Very wrong to disable someone like that. Waa layaab iyo calool xumo. Alaha ka qabto shicibka, weey uu xoog shaganayaan

  5. sahro says:

    Y rahman, Ya rahiim, Ilaah baa ka weyn Alshabaab. Wuxuu doono ha ahaade, ma banaano in awood loo sheegto umdo! ifka calaamo Alaha ku tuso, Insha Alah.

  6. abdii says:

    waa mucjiso inteeda la eg, weyna ka weyntahay wax comment laga bixiyo, ilaah dadka haka qabto isagaa caadil ahee aamiin!!!!!!

  7. mascuud says:

    waxaan figrad kadhiibanayaa in aydowladu waxkaqabado ama aydowladnima iskadayso waayo dawlad wax iskadhicisa ayaan arki jirnaye ee dawlad aan wax is kadhicin maanaan arkin

Leave a Reply

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>