// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » News, SSC News » Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo)

Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo)

World (ssctimes.com) Join SSC Somalia video was created due to the immense and increasing interest of SSC and the never ending discussions of the SSC Peace, Progress and Unification mission in the Somali media and in the international arena.

It is also in response to the messages we receive from people asking how to join the SSC, the video also explains the common denominator that all SSC people share is patriotism and that SSC purpose is deeper than just Northern Somalia. SSC is the dream of patriotic, but it is no longer just a dream but a reality, support the SSC for the sake of future generations and for Somalia.

SSC people are proud of their ancestor’s history and understand most the struggle their past elders endured to make Somalia independent. Thus SSC people are united to bring back the dignity of the Somali people everywhere and break down the never ending chaos in the horn of Africa region.

SSC is for every Somali and non-Somali who wants to see peace in Somalia.



Somali:

Videogan waxaa logu talagalay dadka aduunka dacaladeeda kala jooga iyo shacabka reer SSC iyo agagaarkeedaba oo doonayo inay soo galaan SSC, waxaa kaloo loo sameeyay inaan ugu jawaabno dadka emailka badan inoo soo diro oo suaalo ku saabsan SSC na waresto inaan ugu sheegno inay SSC tahay mid u dhaxeysa shacabka jecel inay arkaan midnimo iyo nabad Somali. videoga waxuu sheegayaa in hadii aad doonaysid inaad SSC noqotid ay fududahay laakiin waxaa muhiim ah inaad marka hore tahay qof wadani ah oo og halgankii Darawiishta iyo dhibkii loo soo galay inay Somaliya xoroowdo, waayo SSC waa dad taariiq dheer oo og muhiim inay tahay inu qofka qalbigiisu yahay wadani.

SSC waxey u dhaxeysa qof walbo Somali ah oo doonayo inay Somaliya sharafteedi iyo nidaamkeedi soo noqdo.

Written by

Filed under: News, SSC News · Tags: , , , , ,

6 Responses to "Join SSC Somalia – Raac SSC Somalia (Daawo)"

  1. mohamed abdirashid farah says:

    marka hore waan salaamaya dhamaan ummada somaliyeed meelwalba ay kunoolyihiin marka xiga dadka kasoo jeeda gobolada Sool Sanaag iyo Cayn
    salaan ka dib run ahaan anuu waxaan ka mid ahay dhallinyrada daacada u ah ssc hadii ay tahay naf iyo maal jecelna in ummadaaasi magacoodii ay lahaanjireen uu soo laabto ee la odhanjiray darwishland ama darwish state taas oo aan hada ku rajo waynahay inaan hada haduu alle idmo si dhakhso ah uso celino magacaas si marlabaad somalia usoo nolato sidaa darteed dadka jecel somalinimo waxaay ku khasbanyihiin inay garab istaagaan maamul ssc dadka u dhashayna waxaan ka codsanayaa inay arrintaa daacad ka noqdaan aysan dhaafsan wax yar oo berri dhamaanaya waadna salaamantihiin dhamaan tiin
    waa MC:tell:0025224172830 ama 0025290636761 waxaana idiin rajayanaa dhamaantiin guul eebe ina siiyo

  2. Marka hore waan salamayaa dhamaan ummada soomaliyeed ee aan jeclahay,
    marka labaad waxaan ahay arday soomaaliyeed ee wax ka barta wadanka malaysia waxaana ka soo jedaa Gobolka Banaadir ee koonfurta Somaaliya ,
    runtii waxaa aad ii cajab galiyaya midowgaan cusub oo ay ku mideysanyihiin dadka somaaliyeed ee ka soo jeda Gobollada Sool Sanaag Iyo Cayn .
    isla markaasna loga gol leeyahay in lagu difaaco jiritaanka ummada somaliyeed iyo la hor istaag waxa loogu yeero somali laba wadan kal noqota oo ay ah riyo maalmeedi .
    Runtii dadaalkiin aad ayaan u bogaadinayaa waanan ku faraxsanahay ee halkaa ka wada ilaaheyna garabkiina ha galoo

  3. Mar walboo ay wax unkamayaan waxa ay maraan dhowr marxaladood oo kala ah:
    1- Forming
    2- Storming
    3- Norming
    4- Performing.
    U-adeegayaasha bulshadeenna Sool Sanaag iyo Cayn waxaad mooddaa inaan hadda ka sii gudbayno Marxalladd 1aad oo ah “isu-imaansho/unkan ama “Forming”… kadib markii aynu wada dareennay dhibaatada gobolkeenna haysata, ayaynu “isugu-nimi” “Gol-khaatumo”. GUUL. Marxalladda labaad ee ah “storming” ayaynu iminka ku jirnaa oo waa marka ay bilaabmaan is qabqabsi iyo niyad jab ku dhici kara kuweenna jilicsan. Haba yaraatee marka ay hoggaamiye-yaasheennu ina dareensiiyaan xaqiiqda iyo adkaysiga loo baahan yahay marka lagu jiro xaaladdan oo kale ayaa ah in la isla fahmo oo la isu samro. Waana wax dabiici ah in marxaladdan la maro. GUUL. Sidaa awgeed shaki kuma jiro in dhawaan loo gudbi doona marxaladda saddexaad ee “Norming” oo ah mid deggan oo xubnuhu dareemayaan horumar iyo “is af-garasho” ku dhisan garashada mawqifyada kala duwan iyadoo la isku waafaqo hadafka guud ee ah bilowga maamul xor ah oo wax u qabta gobolladeenna taasoo ah waajib saaran dhammaan wax garadka u dhashay gobolka. Maxaana daliil u noqon kara inaynu marxalladdan dabiiciga ah si sharaf leh uga gudubno: waa iyada oo uu habsami ku qabsoomo shirka waddanka gudihiisa lagu qaban-doono. GUUL. Waa maxay marxaladda tan ka sii dambaysa : “Performing” ama “Wax qabad” waa xilliga dadku bislaadeen, hoggaankuna kalsoonidiisu sii korodhay, geenyaduna ay xawli ku socoto. Waxaana daliil u noqon doona in marxaladdan sharaf looga gudbo iyadoo la dhammaystiro Airport-ka Buuhoodle. GUUL.
    Tired of hatred from folks to your North and manipulation by folks to your South;
    Tired of waiting for genuine leadership. Wait no longer. “We” are the ones we have been waiting for: SSC. GUUL.
    darwiish IYMH.

  4. waxaan xagan kasalaamayaa dhamaan umad soomaaliyeed ee kudhaqan dhamaan gobalada soomaliya oo dhan waxaan baaqtaageero udirayaa ssc waxaan leeyahay adkaysta midnimada walaal tinimada iska ilaaliya cawga /munaafiqiinta uu kamud yahay kayse / xaabsade /fu aad waliba anigu waxaan jeclahay inaan kusoobiiro ciidanka ssc waliba diyaar ayaan uahay halgan kii daraawishta in aan doo celiya waanaad salaaman tihaan

  5. gabriele Schröder says:

    I want to join SSC…..I am European but deeply connceted with Soamlia….

    Grreting

  6. gabriele Schröder says:

    I want to join SSC…..I am European but deeply connceted with Somali people

    Grreting

Leave a Reply

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>