SSC TIMES » Awdalland, News » DaSamo: Support Awdalland Event (Daawo)
DaSamo: Support Awdalland Event (Daawo)
South Africa (ssctimes.com) Xaflad balaadhan oo ay iskugu yimaadeen dhalinyarada iyo waxgaradka somaliyeed ee ku nool dalka Koonfurta Afrika ururka ay ku bahoobeen e DA’SAMO ayaa lagu xusay Ismaamul gaara oo uu yeesho gobolka Awdal. Xafladan lagu tageerayo Ismaamul gaar ah oo yeeshaan gobolada Awdal iyo Selel ayaa waxa abaabulkiisa lahaa ganacsatada iyo Aqoonyahano kasoo jeeda gobolka Awdal oo fadhigoodu yahay wadanka Koonfurta Afkrika.
Ururk DaSamo waxa kale oo uu amaan buuxda usoo jeediyey dadweynihii iyo dhalinyaradii mudaharada ka dhiga Borama oo uu ku tilmaamay geesiyaal ka xuquuq raadi ah ooka damqaday maamulk dhinaca ka raran ee Axmed Silaanyo .Dadweynahan xaflada isugu yimid ayaa waxay caalamka ugu baaqeen in la badbaadiyo xeebaha gobolka Awdal oo laga cabsi qabo inay noqdaan wado halaqmareen oo ay soo hiigsadaan kooxaha argagixisada caalamiga ah ee ay ugu horeeyaan Alshabaab iyo kuwo kaleba, kuwaasoo laga baqayo inuu ka danbeeyo abaabulkiisa Qabiiliiste Siilaanyo.
Ururka DaSamo waxey ugu baaqeen inay Shacabka reer Awdal iyo Selel midoobaan oo ay ku tashtaan dantooda taasoo ay ku tilmaameen inay tahay Awdalland iyo gobolka oo gooni loo taago oo ka muuqdo Somalia.



English:
Awdalland patriots in Johannesburg held a large meeting to support the independence of the Awdalland region of Northern Somalia and the unification of the people of Awdal and Selel. This meeting was organized by Awdal elders and the well known Awdalland Youth called DA’SAMO, who have always been pro Somalia and anti division. The ‘Support Awdalland’ event forms part of the demonstrations held across the Awdalland region the date the Somaliland Clan (isaaq) elected Criminal Siilaanyo and the selection of ‘all-isaaq’ leaders for the Isaaq Clan.
The event was designed to drum up support for Awdalland and its route as an independent part of Somalia.
The Somaliland Clan militia headed by Criminal Siilaanyo is trying to hijack the history of Northern Somalia and the important part all other non-isaaq clan’s played in the history of Somalia, as the Somaliland Clan is going around with a false version of a history that begins from 1991, like a ‘reborn baby’ all that existed prior to that date, which the Isaaq clan had very little influence on has been swept under the carpet, but for Awdal and SSC patriots false history is hard to digest, and to have a criminal such as Siilaanyo as the leader of a bordering clan (the Isaaq) is hard to accept let alone acknowledge.
Awdallanders are beginning to wake up; however, by the time the majority of Awdallanders become fully awake it might be too late for any immediate progress.
Filed under: Awdalland, News · Tags: awdalland, siilaanyo, SNM Terrorists, somaliland clan









xalka dhita umada soomliyeed uga bixi kartaa waad in ay dhistaan maamulgobaleedyo sida ssc ,puntland ,galmudug,somaliland.awdalland,xibib iyo xeeb ,hiiraan land ,jubaland iyo banaadir sida anigu aan aminsanahay marka aan ee khibrad dayda iyo aqoontayeda marka aan ka fogaado aragtida qabayladeed