SSC TIMES » News, Qosol iyo Qiiro » Qiso Naxdin Leh: Mustaqbal Lumay (Listen)
Qiso Naxdin Leh: Mustaqbal Lumay (Listen)
World (ssctimes.com) Sheeko naxdin leh oo ku dhacday gabar dhalinyaro ah oo baratay nin ay u maleynaysay inu nin fiican yahay laakiin xaalad xun kasoo martay, gabadhan oo la siray markay ninka aamintay. Gabadha waxey mooday inu ninka guur iyo wanaag ka doonayo laakiin waxa cadaatay inu ninka xumaan doonayay. Gabadhan ayaa noqotay gabadh waqtigeedi iyo mustaqbalkeedi la baabi’yay.
Sheekadan waxa la hubaa inay si rasmi ah gabdho Somali iyo kuwo kaleba ku dhacday, waa sheeko mar badan laga arkay wararka caalamiga oo gabdho ku dhacay ka sheekeeyay, laakiin gabdhaha Somalida haday ku dhacdo laga yaabaa inaysan TV soo hor fadhiisanayn oo aysan ka sheekeyn karin. Taasoo keentay in loo arkayo gabadha inay xuntahay xitaa hadii la siray ay dadka intooda badan fahmi karin.
Si kastaba ha ahaatee waxaa muhiim ah in lay xushmeeyo oo dadka biniaadanka rag ama dumarba laysku xad gudbin oo qofka ceebtiisa la dhowro, laakiin gabadha sheekadan ceeb maysan lahayne waa la siray oo ceeb aysan gaysan baa dusha lagasoo saaray taasoo mustaqbalkeedi lumisay.
Qeybtii Kowaad – First Part:
Qeybtii Labaad – Second Part:
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro · Tags: sheeko story, somali girl, somali women









waxan salamayaa dhaman dadka soo kudmiyay qisadaan aad cajiibka u ah qisadaani waa qiso la yaab leh anigoo ah wiil soomaali ah waxan leeyahay waa wax aad u qaldan waxa uu wiilkan walaashiisa ku sameeyay wana wax aad u fool xun waliba
waliba waxan kaloo leeyhay hadii aamn ahay wiil soomaaliyeed fikir ahan waxan halkaan ka dhiibanayaa in aan gabar siiyo gabadhan oo aan aniga guursado oo sharaftii ga luntay iyo mustaqbalkii ka lumay aan siiyo fadlan waxan ku noolahay dalka s/africa ee hadii ay raali ka tahay walaashey macan aniga ayaa u rumeynaayo wax waliba oo garabkeeda is taagaayo si ay niyada ka bur burtay ay ugu soo noqoto waliba waxana leyga hilaa imelkaan qalbidooni1@hotmail.com waliba waxaan doonaayaa qofkii soo ban dhigay qisadaan in aan la kulmo walashey macana waxan leeyahay gacmo furan ku soo dhawaw oo qalbi ah waliba waliba in ay ogaato in uu jiro walalkeeda ooo doonayo in uu wax waliba ay samartay asagoo og misan dooonayo in uu garab is taago oo noqdo ninkeed
waan ka xumahay wixii gabdhaa ku dhacay Ninkaasna rag oo idil sharfkooda buu ku tuntay
Aad iyo aad baan u ga xumahay wixii ku dhacy gabadhaa qofay tahay ba. Laakin waxaad ogaataa hadaad diinta aad ku taagantaha aanad aamintid ilaahay waxaanoo dhan kuguma dheceen, waanad sheegtoo markaad tiri (swcs) hadalkuu yir oo ahaa nin iyo naag yey kali ahaanin hadii kale shaydaan baa sadaxaynayee. Waxaan dhamaan dadka islaamka ah u sheegin inay ka fakaraan dhibaatada ay leedahay fara xumayntu iyo meesha ay ku gaarsiinayso, hada fiiri ninkaas markuu tiisi dhamaysta muxuu ku fakaray inuu nolosheeda oo shan uu ku cayaaro ilaa uu isagu ku waayey naftiisii.Tani waaba naag nin jeclaatay ee maad aragtaan niman ka xoogaya 12,9,8,5, for qabiil ama diin la aan, maxay kaa sameeyeyeen ilmahaas yaryar mi yaadan ilaahay ka baqayn, W e see this ever day through the life and I don’t see problem. So Im real sorry for cadaalad darada jirta ee nimanku ugaystaan dumarka, for what I see no one can do anything ilaahay mooyee, there is time and day that you can’t lie about what you did to those women, no tribe wil hellp you or money for that matter, you will be in front of Allah and you will answer to him, just remember that.
asc,asc,markaa waan idin salamay dhamaantiina qisadaan aad ayaa uga xumahay waxaan ku dhaceeen gabadha sonaliyeed wlhi aad ayaa uga naxay uuguna ooyey wlhi lkn wax kastaa ilaahey aaya ka weyn iska aamiina lkn taanin waa mid aad u foog xumo badana wlhi aduunkaan waxaa iska jogo dad an diinta wax ka aqaanin lkn kaas hadii ayeey dhishay asigana waxuu qabaa dhib aaqiiro. ayuu galay,maanta,,alle ooyey.com ayaa iska galay.ooyey wlhi aad ayeey caloosha i xanunsatay..aduunka waxaas oo kale ayaa ku noolol.aalle xanun badan…?
alle xanun badan qisadaan ku dhacday gabadhana somaliyeed aad baan uga xumahay lkn waxaa aduunka iska jogo wax qiyaamo kaliya ah lkn maanta waxaa la joogaa aduun berina waxaa adaa aaqiiro. qofkii qof biladin ah ka galo nabsi bal xaguu gala maanta anqiiro..aalle aad baan uga naxay uuguna ooyey,waxaan ku dhaceen walasheeyda qaliga
yaa RABIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII YA ALLLAAAH ……. WAA QISOOO AAAAD U NAXDIN BADN YA ALLAH IXMNA YA AZIIZ AYADANA CAAWI ANAGANA NAA CAAWI OO NAXAFID YA ALLAH ..
asc dhamaantinba wankaxumahay walasheyda somaliyed walalayaal dumarka waa masaakin waxana loo bahanyahay in lasharfo la xaqdhowro hadii anahay rag waxaa lo bahanyahay inan iska deyno wax yabaha foshaxun ee lagulakacayo haweynka