SSC TIMES » News » Degmo Promotes Positive Image of Somalia (Daawo)
Degmo Promotes Positive Image of Somalia (Daawo)
UK (ssctimes.com) Degmo is a Centre For Somali Heritage and Rural Life, it encourages Somali youngsters to be proud of their culture and heritage, it shows Children born or brought up in the UK how their forth fathers or the real Somali life in village like setting. Degmo is often visited by groups of Somali Children across the UK, the tents resemble Somali ‘Aqal’ or house and at the same time it teaches Children about the Somali history. The centre is trying to show a positive side of Somalia, not the one promoted by the media, which is obsessed with ‘Pirates’ and the ‘Shabaab’ which they themselves created not the Somali people.
The following video shows UCL (University College London) Somali student’s visit to ‘Degmo’, as they are shown around, they are told about the purpose of the Degmo centre:
Somali:

Dalka England (UK) waxaa la sameeyay tuulo yar oo loogu magac daray ‘Degmo’ tuuladan ayaa waxa lagu sameeyay aqal Somali waxa la keenay xayawaano sida Ariga iyo Faraska, meeshan waxa loo ekeesiiyay sidii Somaliya dadka ku noolaan jireen, waxaa Degmo loogu talagalay caruurta dalka Ingiriiska ku dhalatay ama kuwa ku koray inay ku bartaan dalkoodi hooyo Somaliya, si ay u arkaan meeshay ka imaadeen inay Alshabaab iyo Pirate kaliya laheyn oo ay leedahay wax yaabo fiican.
Caruurta meeshaa la geeyo habeeno bay seexdaan si ay u arkaan duurka ama reer miyiga Somalia ama Somalidii hore siday u noolaan jireen.
Shabkada tuulada Degmo ka eeg wixii war faahfaahin ah: www.degmo.org
Filed under: News · Tags: somali europe, somali family, somali london









Waan idin Salaamya Shabakada SSC News MArka xigata Waxaan aad usoo dhoweynayaa talaabadan aad qaadeen oo Runtii ah mid xadaga dhaqanka loo baahnaa sababtoo ah Caruur yaryar oo mar hore dalkoodii Hooyo kayimid amaba aan ku dhalan ayay cashar u noqonaysaa Runtii waxa na ka baranaya meeshaas waxaana filayaa In Carruurta la soo dhaqan celinayo ee Dalkii soomaalia qaribey looga raysan doona iyana ay wax kabaranayaan dhaqankoodii iyo qaabki ay ay unoolaanjireen awoowayaashood.
Thanks SSC News
asc SSC WAA GOBOLO KAMID AH SOMALIA SANDULE AYEYNA KU XOROOBI EE WALI WAXAAN XEERINAYNAA IN DHULBAHANTE ISKU DHOCO EE REER ISAAQ NAGU QAADAN MAYSO DAGAALKIISU
SAACADO ILAH IDANKII.
SSC GUUL GUUL