// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » News, SSC News » Tacsi: Cabdallah Maxamed Hadhi

Tacsi: Cabdallah Maxamed Hadhi

London (ssctimes.com) Waxaa maalintii axada taariiqdu markay ahayd 24 October 2010 magaalada London ku geeriyowday CABDALLAH MAXAMED HADHI ilaahay ha u naxariisto aamiin aamiin.

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Qorayaasha saxaafada SSCtimes.com iyo SSCtimes.com family iyo saxiibada SSCtimes.com waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska marxuunka oo ahaa dhiigayaga iyo aqoonyahankayaga, taariikhda iyo wanaaga iyo weliba siduu tolka iyo Somali oo dhan u jeclaa una wanaagbadnaa ay runti tahay wax aan halkan lagu soo koobi karin. Cabdallah Maxamed Hadhi ilaahay waxaan uga baryeeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo aaamiin aamiin. Fadlan aqristayaasha SSCtimes.com waxaan ka codsanaynaa inay faataxo iyo duco u aqriyaan fadlan.

Berito oo ay taariikhdu tahay 26 October 2010 waxaa marxuunka lagu duugayaa London bacdal salaada duhur. Fadlan hadaad doonayso inaad tacsi soo dirtid ama qoyska marxuunka la xidhiidhid nagala soo xidhiidh ssctimes1@gmail.com

Written by

Filed under: News, SSC News · Tags: , , ,

Leave a Reply

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>