SSC TIMES » News, Qosol iyo Qiiro » Somali Mother Kills and Burns Her Daughter (Daawo)
Somali Mother Kills and Burns Her Daughter (Daawo)
Midlands (ssctimes.com) Iman Cumar Yusuf oo ah Hooyo Somali waxaa lasoo saaray maxkamad iyadoo lagu xukumay dilitaanka gabadheeda yar. Aliya Axmed Jamac oo sedex jir ah waxaa meedkeeda laga dhex helay qolka guriga iyadoo mindi badan la galgaliyay kadibna la dhex dhigay kimikada jirka gubto ee loo yaqaan ‘Acid’ (ama asidka). Hooyada gabadha Iman Cumar Yusuf (25 jir) ayaa la sheegay inay tahay qof madaxa ka xanuuunsanaya oo waxba kala ogayn, kadib markay sedex dhaqtar oo ku taqasusay dadka waalan sheegeen inay hooyada fiyoobeen oo maxkamada xitaa iska difaaci Karin oo qof waalan tahay.
Waxa la sheegay inay hooyada ay isla hadasho waxyaabo la arkeyna dhahdo waan arkaa, laakiin marki maxkamada la keenay waxa kaliya oo la dhahay sheeg magaceeda, aqalkey ku nooshahay iyo inta sano oo ay jirto.
Bishii Febraayo marka hooyada waxay u yeedhay askar iyadoo ka cabanaysa dad guriga banaankiisa taagan oo dhibaataynaya ama ka bajinaya, askarti markay timid cidna maysan arag wax walba caadi bu ahaa markaa way iska laabteen, maalintii ku xigtay reerkii hooyada baa askarta soo wacay ayagoo ka naxay inay u timid magaalada Leicester (UK) oo ay kasoo safartay gurigeedi Birmingham (UK), markay gurigi askarta jabiyeen waxey heleen gabadhii yareed ee 3 jirka ahayd qolka sare ee guriga meedkeeda.
Baaritaanka gabadha sida loo dilay waqti badan ayay socotay, iyadoo dhaqaatirrta madaxa loo gudbiyay inay si fiican u baaraan.

Ayeeyada gabadha ahna hooyada dhashay Iman Cumar Yusuf waxey sheegtay inay reerka dhan arintan aad uga danqadeen oo ay gabadhii ay jecleyd ay ayeeyda u ahayd aad uga xumaatay dilkeeda, ayna ka walwalsantahay gabadheeda oo markii hore fiicnaan jirtay laakiin iminka madaxa ka xanuunsatay, waxeyna ka codsatay maxkamada in gabadheeda la caawiyo maadaama ay tahay qof xanuunsan.
Halkan Ka daawo guriga gabadha lagu dilay iyo dadka xaafada oo arintan ka naxay:
[hana-flv-player
video="http://ssctimes.com/images/oct10/sommomkills/sommomkills.flv"
width="450"
height="350"
description="Somali Mother Kills Daughter Watch"
player="4"
autoplay="false"
loop="false"
autorewind="false"
/]
Dadka ilaaliya xuquuqda caruurta ee loo yaqaan ‘Social Services’ guriga waxey joogeen maalintii dilka maalintii ka horeysay si ay u eegaan siday hooyada u dhowreyso gabadheeda, waxey sheegeen inu wax walbo caadi ahaa maalintaa oo ay gabadhaha arageeda fiicnaa, markay hooyada ka tagayeen waxey u sheegeen inay eegi doonaan waraaqaha caafimaadka ee gabadha yar.
Markaa arinatani waxey noqotay mid aad looga wada naxo, maadaama cidna u malayn inay hooyada gabadha dili karto waalideeda.
Halkan ka daawo warki laga bixiyay maxkamada horteeda:
English:
A schizophrenic Brit mother killed her 3-year-old girl by stabbing the child to death and then tried dissolving the body in acid. Alia Ahmed Jama’s body was discovered by police in a badly decomposed state on a bedroom floor at her home. The Somalian asylum seeker was said to suffer from paranoid schizophrenia. She saw people who were not there and heard voices in her head.
The day before, social workers had visited the home but left after deciding that Alia seemed healthy and ‘happy enough’, and told her 25-year-old mother, Iman Omar Yousef, that they would be checking on Alia’s medical records.
Prosecutor James Burbidge said that the officers saw the highly offensive sight of the child’s decomposed body in a room with the smell of acid. Yousef had covered her daughter’s torso with bin liners.

Burbidge said Yousef had allegedly poured a substance believed to be sulphuric acid over her daughter’s torso, which had ‘penetrated deeply’.
“As a result, it is difficult for the experts to be specific about the cause of death. She hadn’t drunk any (corrosive) fluid. It is likely she was deeply unconscious or dead when it was applied to her body,” the Daily Mail quoted him as saying.
James Lucas, a forensic psychologist, told the court that Alia had suffered ‘dozens of penetrating injuries of various shapes and sizes’ to the chest.
Yousef, who was mentally unwell, has been charged with murder but was ruled unfit to plead to the charge due to evidence from three psychiatrists who all agreed she was suffering from paranoid schizophrenia with visual hallucinations. (ANI)
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro · Tags: somali europe, somali girl, somali UK, somali women









Comments