SSC TIMES » News, Qosol iyo Qiiro » Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)
Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)
Jamaica (ssctimes.com) Labo gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaala dalka Jamaica kadib markii ay reerkooda ayago u sheegin nin ay saxiib u maleenayeen dhagaysteen oo hadalkiisa aamineen. Labada gabdhahood waxey daganaayeen dalka Canada reerkooda ayay labaduba dhib ku ahayd inay la noolaadaan mid waxeyba sheegtay inay guriga beri hore ka carartay. Labadan gabdhood ayaa nin ay yaqaaneen ku dhahay ma doonaysaan diyaarad inaan idiin jaro oo bilaa qarash ah oo dalxiis madoonaysaan inaad ku aadaan wadankayga Jamaica, gabdhaha waxey sheegeen inay aad ugu farxeen oo ticketkii ninka ka qaateen oo diyaarada u qaateen Jamaica reerkoodoo ogeyn arinta, laakiin markay magaalada Jamaica soo galeen la geeyay xaafad faqri ah oo dalxiiska siday u maleenayeen noqon waayay.
Toban maalmood kadib markii la soo gaadhay waqtigii ay anbabaxi lahaayeen boorsooyinkoodi soo qaateen ayeey loo dhiibay boorsooyin ay usii geeyaan ninkii diyaarada kasoo bixiyay, markay warsadeen ‘maxaa ku jira boorsooyinka’ waxaa la tusay inu kaluun yahay, waxeyna sheegeen inu kaluun uga soo uray boorsooyinkii oo dhan.
Markay garoonki diyaaradaha la keenay oo laga tagay, ayaa askarta boorsooyinka baarto gabdhihi u imaadeen oo dhaheen maxaad sidataan, waa in boorsooyinkan la baaro, waxey dhaheen waxa ku jira kaluun, askartii kaluunkii bay kala jareen oo markii dhexda kaluunka laga jeexay waxaaba soo baxday drugs ama xashiishka mamnuuca ah oo aad u tiro badan, lacagtiisana lagu qiimeeyay haday geyn lahaayeen Canada faaiido aad u badan ahaan lahayd.
Gabdhihi marki la qabtay kadib way diideen inay reerkooda la xidhiidhaan, waxey la xidhiidheen ninkii dhibka geliyay isagana waxuu ku dhahay cidna ha u sheegina anigaa lawyer idiin qabanayo, laakiin ilaa labo bilood markii ay xabsigii fadhiyeen ayaa mid gabdhaha kamid ah walaasheed oo email badan usoo dirtay oo ka walwalsan kala xidhiidhtay Facebook oo sheegtay inay joogaan Jamaica oo xabsi ku jirto iyada saaxiibteed.
Markii reerka arintii maqleen aabaha gabdhaha midkood ayaa Jamaica aaday oo soo arkay inay nabad qabaan reerkiina waxey la xidhiidheen saxaafadaha wararka caalamka.
Gabadha Iimaan waxey walaalo yihiin wiil yar oo toogasho lagu dilay:
Gabdhaha weli waxaa lagu hayaa xabsi waxey sugayaan inta arintooda laga geenayo maxkamad, looma ogola inay xabsiga kasoo baxaan, dalkana kamaba bixi karaan, aabaha waxuu iskaga soo noqday Canada waxuuna ku dadaalayaa sidii arinta gabdhaha loo ogaan lahaa siloogu kaco oo loo caawiyo.
English:
Shocking story came to light recently and was aired on the TV news channel in Canada after two teenage Somali girls decided to take a flight to Jamaica without telling their parents then ended up in prison in Jamaica after the authorities their found them carrying tons of illegal drugs unknown to them.
The girls were dubbed into accepting an offer from a local drug dealer in their local area in Canada and thinking they were going on all expenses paid trip to Jamaica, when in fact they had to stay in a family home in a rough area of the city and then were told to carry suitcases full of stuffed fish, which they naively believed it was just fish.
The girls currently remains behind bars while they wait for their court hearing date, which is likely to be tough.
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro · Tags: somali canada, somali family, somali girl, somali women









This is sad, has a jamaican i know how bad jamaicans can be but the girls wasn’t thinking. once the suitcase changes someting should click in there mind, the thing is they don’t understand the system, jamaicans can be jealous at times and set up people especially foreigners. but that serve them right listen to ur parents don’t be hiding stuff fron them, when traveled to another country make sure u have friends or relative there. sorry girls i’m a jamaican original jamaican living in minnesota and i can just pray for u girls and hope they can let u girls free but its going to be a fight i know its greed they holding on to these teens for, they want tuns of money.
They have listened to a person that they hardly know more than their own Family. What on earth is wrong with these young people. Do not talk to strangers means nothing to them. There is nothing for free on this world any more. Everything costs money or your life, choose which one you want to give up or why give anything at all. Kids, teenagers and every one please stay close AND LISTEN to your parents and family because they are the only ones who care about you.