// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » News » Gabadh Laysku Haysto – Yaa Dhalay?

Gabadh Laysku Haysto – Yaa Dhalay?

Gabadhan waxa isku haysta labo reer oo kala duwan, reer Ethiopian iyo reer Somali (Puntland) ah oo waxa weli la ogayn cidii xaqiiqdi dhashay. Marka iminka gabadha waxay joogtaa oo ay reerka Somali ka heleen magaalada Burco Waqooyiga Somaliya. Waxay wararka sheegayan in ay maxkamad islamiyan ah la saari doono oo wadaado ka socdo Puntland iyo Kuwo kale iskugu iman doonaan. Hay’ado baa sheegay inay ayaga raali ka yihiin inay bixiyaan qarashka loo baahan yahay in lagu sameeyo DNA ama dhiig baarka si loo ogaado cidii gabadhan dhashay.

English:

The court has reopened the hearing of the little girl case after the Somali family demanded the hearing of the case to be reopened.

“The court will view this case of the possession of the young girl according to the Islamic religion, and the religious clerics from the Somaliland Clan and Puntland will be partaking the ultimate solution of this case of the ownership of the young girl” said the Judge.

Each of the families has come with a lawyer who can stand for their cases, and each of the family is keen to have the ownership of the young girl.

This case of the ownership of the young girl has been in place for the past 6 months and it is not obvious when it will come to an end.

Written by

Filed under: News · Tags: , ,

Leave a Reply

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>