// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "awdalland"

Awdal State Lama Aasi Karo – Awdal State Cannot Be Buried (Daawo)

Awdal State (ssctimes.com) Awdal State cannot be buried is a new song to celebrate further the growing support of the independence of the region Awdal state of Somalia. Somali: Heesti Awdal State Lama Aasi karo hees cusub oo video horudhac loo soo saaray. Kala soco SSC Times full videoga heestan. Heesta Cusub ee LAMA AASI KARO waxaa Sameeyay Dahir Abdulle Alasow,waxaa laxanka saaray Mulaxamiistaha weyn Maxamud Goox Qarboosh. Fanaaniinta qaadaya heesta waxaa ka mida:- 1-Maxamud Goox Qarboosh 2-Muslima Qaasim Hilowle 3-Bile Caraale 4- Sagal Arts 5- Muumin Jilicoow 6- Cumar Ashkir 7- Niciima Axmed 8-Ayaan Cali 9- Maxamed Yare 10- Canab Cali Erayadda heesta ugu doorka roon waxaa ka mida ——————— Waa umad aqoon Ilaah siiyayoo Ilaa ab ka ab, Ubadkii dhashaba Lagu abaabiyoo Waa Arli Cilmiga Looga aflaxoo AWDAL STATE Lama aasi karo ————— Waa Mahad ilaah Adal israacday Heleeleeyaa, Heleeleey. Waa Umad aqoon Alle siiyayoo, Asluub iyo anshax wada lahee Indheergarad Saylac wada degee, Heleeleeyaa, Heleeleey. Lagu wada ajiib Waa Ileeys baxiyo Iftiin lagu hirtoo AWDAL STATE Lama Aasi … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdal State of Somalia Celebrations Continue (Daawo)

World (ssctimes.com) Awdal State patriots celebration videos showing the voice of the elders, young people and woman as well as the cultural dance of the region is shown on further Somali news portals around the world. Awdal State is now seen as a strong and growing state in terms of voice and supporters, despite the difficulties people in the Awdal region are facing they are in general determined to continue the revolution of Awdal State. The news of Awdal State has reached far and wide around the globe, on a daily basis the Awdal State name appears in the international Somali news websites, radios and TV channels, which show that people across Somalia apart from the SNM militia headed by Criminal Siilaanyo support the peace agenda set out by the … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdal State of Somalia on International TV (Daawo)

London (ssctimes.com) Awdal State of Somalia is shown on the Somali international Television Universal TV after celebrations to support the declaration of Awdal State took place in many countries and cities around the world including: USA (Ohio, Minnesota, California), Canada (Ottawa, Toronto and Vancouver), Sweden, Norway, Finland, Holland, Germany and most recently London. The flag of Awdal has become the talk of the Somali nation and the international observers are aware of the growing revolution taking place in Northern Somalia, the declaration of Awdal State is not a suprise to observers as it has always been a question of ‘when’ rather than ‘if’. Awdal State civilians reject the notion of a divided Somalia and the tribal cleansing agenda of criminal Siilaanyo and the one clan notion (isaaqland / … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdal State is Born – Awdal State Dhalatay (Daawo)

Edmonton (ssctimes.com) Awdal State patriots in the city of Edmonton (Canada) gathered yesterday to announce and celebrate their vision, mission and to announce to the world the independence and autonomy of the northern Somalia region of Awdal State. The meeting brought together Awdal civilians residing in many Canadian cities, enabling families and elders to connect and share their concerns regarding the region and the abuses of the Somaliland Clan Militia. Criminal Siilaanyo is accused of not fulfilling the needs of Awdal State civilians and persuing to breakdown Awdallanders into sub-clans and sub-regions in order to keep the civilians of Awdal State under the control of the Isaaq minded tired tribal elders. As proven by recent SSC recordings all the Clan leaders in the Somaliland administration have Isaqism mentality, … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdalland Meeting Supporting The SSC (Listen)

Awdalland (ssctimes.com) Large number of young Awdallanders met to discuss the current situation in Northern Somalia relating to Criminal Siilaanyo and the ongoing injustice conflicted upon the SSC people in Northern Somalia. As heard on the actual recording of the meeting Awdalland people unanimously object to the onslaught of the militia used by criminal Siilaanyo to tribal cleanse the region, they all agree the major mistake taken by the Militia in attacking the villages in Kalshaale. They also speak of their unanimous support for the cause of united Somalia in which they refer to it as ‘Somaliweyn’ and admire the patritism shown by the SSC people in Northern Somalia, as well as congratulating the SSC Diaspora around the world. In this video titled ‘Future Awdallanders’ they speak … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdalland Speaker Congratulates SSC (Daawo)

Minnesota (ssctimes.com) Awdalland representative gives historic speech in the SSC anniversary celebration that took place in the state of Minnesota. He congratulates the SSC patriots around the world for their united devotion and stand for justice, he thanks them for their efforts to unite the Somali people in Northern Somalia and beyond. He also speaks of the amazing history of the SSC people and the Darawiish era and how they were the basis and creation of the Somalia we knew and want to have. According to historic events in the past there is strong evidence that the SSC movement existed in 1884. The song in the video was created by Queen Saado Ali Warsame, it is a song designed especially for the SSC people and their love for … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Taageero iyo Hambalyo to Awdalland

Awdalland (ssctimes.com) Marka hore waxan salaamayaa warbaahinta xorta ah ee ii saamaxday inan hanbalyadaydani hawada u mariyo maamulka AWDAL STATE. Waxaan sidoo kale salaamayaa dhamaan umadaha reer ADAL meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Sida la wada ogsoonyahay waxa soo if baxay maamulka AWDAL STATE oo mudaba jidka ku soo jiray. Waxa laga wada dharagsanyahay in ay haatan hawada ku soo jirto ku dhawaaqidii dawladaasi oo ay u haraadanaayeen bulsha waynta gobolada awdal, gabilay iyo salal oo mudo badan lagu hayay cabudhin , caga juglayn iyo bara kicin. // Hadaba fikrada ah in gooni la iskaga taago maamulkii la odhan jiray somaliland ee ay ku bahoobeen beelaha daga woqooyiga somaliya taasi oo ka danbaysay kadib markii ay ku qanceen dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshadu sida aqoonyahanka … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdalland Professor: Somaliland Is One Tribe (Listen)

Awdalland (ssctimes.com) Aqoonyahanada reer Awdalland ayaa had iyo jeer kula talinaya shacabka reer Awdal inay gooni isku taag ku dhowaaqaan. Dhagayso wareysigan xiisaha badan ee laga duubay Professor Xaamuud Sheekh Cali Masheeye oo sheegay inay Somaliland tahay wax been ah oo aan jirin sheegayna in askarta lagu soo yaaciyay inay ilaaliyaan reer Awdal yihiin Maleshiya beeleed. Isagoo sheegay inay shacabka isaaq dhibka ahayn oo ay tahay dhibka odayaasha iyo darawalada siyaasada Isaaq oo siyaasadi aad uga xumaatay. Waxuu Prof Xaamud sheegay inusan marna raali ka ahayn odayaasha Isaaqa ee ku tashtay inay xukumaan Laascaanood, Borama, Awdal iyo dhulalka kale uusan isaaqa dagin, isagoo taasi ku tilmaamay fikrad xumid iyo waali dadka dib u dhigtay, oo wanaagi iyo heerkii waqooyiga Somaaliya gaari laheyd aad dib ugu dhigay … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Criminal Siilaanyo’s Messenger Pleads With Awdalland Elders

Borama (ssctimes.com) The Somaliland Clan Militia leader Criminal Siilaanyo made an unexpected desperate move to plead to the people of Awdalland in Borama, due to the increasing tensions both on the internet and on the ground in Salal and Awdal against the Somaliland Clan Militia. Awdalland civilians are upset with Criminal Siilaanyo for many reasons, firstly he is accused of being behind (masterminding) the killings of many young Awdalland man prior to the elections of the Isaaq clan. Secondly prior to his clan’s voting, he made clear statements that he has no interest in Awdalland, thirdly, his carefully hand picked clan affiliated government of the Somaliland (better known as the One Clan Project) only has two representatives from Awdalland, while the rest of the representatives in the Clan … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdalland: We Must Unite Against Criminal Siilaanyo (Listen)

Awdal (ssctimes.com) Awdalland patriots voice their disapproval of the continuing verbal and behind the scenes attacks of the Somaliland clan militia headed by Criminal Siilaanyo. The following speakers from the ‘Samaroon’ clan in Awdalland, spoke to the international media in the Northern Somalia region regarding their region Awdal and their dislike and objection against the increasing hatred the people of the region feel towards the Criminal Siilaanyo led clan. They encourage the Samaroon people to ‘wake up’ and understand what Siilaanyo has done to the Samaroon prior to his current position, the speakers from the UK points out that Siilaanyo was the key culbrit behind the killing of many young Samaroon man during the time Riyaale was in the Somaliland Clan militia leadership, she says with that fact … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Borama: Big Demonstration – Mudaharaad Weyn (Daawo)

Borama (ssctimes.com) Ciidamo Kililka Shanaad oo u yimid Borama si ay ula wareegaan Maxaabiis iyo Dadweynaha Borama oo mudaharaadyo kaga hortagay in Nimankii Dirawaliinta ahaa ee waday raga la doonayay in gacanta laga galiyo dalka Itoobiya. Dadweyanaha Borama waxay aad uga cawdeen in dadku marinhabaabisay ka dib markii ay shacabka loo sheegeen in ciidamo Itoobiyaan ahi soo galeen Borama tanina ay keentey in shacabkii shiiday Saldhiga Borama halkaasna ay iska hor imaad ku dhex maray Booliska Borama iyo Dadweynaha Borama. Raga loo dhiibayay Itobiyaanka waa rag u dhashay Awdalland oo aan ahayn ONLF ama dad kasoo jeeda Bosaaso sida warka markii hore ee raga la qabtay lagu sheegay. Waxa warar hoose xaqiijiyeen inay raga wada yihiin Gadabuursi laakiin Qabiilka Siilaanyo ku doodeen in qofwalbo qalad galo loo gudbin … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

DaSamo: Support Awdalland Event (Daawo)

South Africa (ssctimes.com) Xaflad balaadhan oo ay iskugu yimaadeen dhalinyarada iyo waxgaradka somaliyeed ee ku nool dalka Koonfurta Afrika ururka ay ku bahoobeen e DA’SAMO ayaa lagu xusay Ismaamul gaara oo uu yeesho gobolka Awdal. Xafladan lagu tageerayo Ismaamul gaar ah oo yeeshaan gobolada Awdal iyo Selel ayaa waxa abaabulkiisa lahaa ganacsatada iyo Aqoonyahano kasoo jeeda gobolka Awdal oo fadhigoodu yahay wadanka Koonfurta Afkrika. Ururk DaSamo waxa kale oo uu amaan buuxda usoo jeediyey dadweynihii iyo dhalinyaradii mudaharada ka dhiga Borama oo uu ku tilmaamay geesiyaal ka xuquuq raadi ah ooka damqaday maamulk dhinaca ka raran ee Axmed Silaanyo .Dadweynahan xaflada isugu yimid ayaa waxay caalamka ugu baaqeen in la badbaadiyo xeebaha gobolka Awdal oo laga cabsi qabo inay noqdaan wado halaqmareen oo ay soo hiigsadaan kooxaha … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News