// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "FBI iyo guryo Somali"

SSC Girl 16yrs Old Physically Abused By Somaliland Clan Militia

We have received reports of the physical abuse by the Somaliland Clan Militia in Buro, young girl aged 16yrs old who was wrongfully taken to prison by the Militia has been sexually abused by her captives according to allegations from the region. The girl who is originally from SSC has been studying in the town and is accused of nothing more than belonging to the SSC people and having the idea of a united Somalia. She was initially heard by colleagues of speaking about the torture in SSC to her friends and people around her who are part of the Somaliland Clan, she was then accused of belonging to SSC peace progression team, which she denies. Her parents are devastated by the news of abuse as it … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Labadi Alshabaab U Socday: Somali Ma ahayn (Daawo)

Ragii lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada New York’s JFK International ayaa maanta ahayd maalinti ugu horeysay ee maxkamad lasoo saaro. Labadooda waxa kaliya oo ay sheegen inu magacooda iyo meelaha ay dagan yihiin labaduba sax tahay. Askarta mareykanka waxay sheegayaan inay ragan u socdeen inay ka qayb galaan alshabaab, oo ay doonayeen Qaahira (Egypt) inay sii maraan un. Wararka askarta ka soo baxay maanta ayaa sheegay: - Mindi bay wateen: Niman wax aad casri u ah watay maysan ahayn, laakiin askarti qabatay intay diyaarada korin ka hor ayaa sheegtay inay wateen midkiiba mindi - Somali Maysan ahayn: Mohamed Alessa (20 jir) waxu ahaa Mareykan Falastine ka soo jeeda, midka kalena Carlos Almonte (24 jir) waxu u dhashay dalka Dominican Rupublic. - Waqti badan baa la daba socday: Waxa Lagu dabo galay markay siyaasi baarka FBI … Read entire article »

Filed under: News

FBI: waxaan qabanay 2 nin Alshabaab (Video)

Xalay waxaa garoonka diyaaradaha J.F. Kennedy lagu qabtay 2 nin oo mid la dhahay wa Somali, labada nin oo la sheegay inay u socdeen Qaahiro (Egypt), halkaana doonayay inay ka galaan Somalia una socdeen inay galaan ciidamada Alshabaab. Labada nin oo la sheegay in la dhaho: Mohamed Hamoud Alessa (20 jir) iyo Carlos Eduardo Almonte (26 jir). Ka dib marki la qabtay guryahoodi baa la aaday oo ku yaal New Jersey si loo baaro. Hoos ka daawo wixii faahfaahin ah:         … Read entire article »

Filed under: Latest, News