// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "islam"

Boonaa Poets – Gabayada Boonaa (Daawo)

World (ssctimes.com) As part of the SSCtimes eid celebration for all our readers, we will continue our Eid theme by sharing with you beautiful poetry from Boonaa Mohamed who is talented, poetic, writer, teacher and dawah (Da’wa) giver. The first poem is about ISLAM, Boonaa talks about how deeply he loves ISLAM. He refers to it as ‘SHE’ so at the beginning it sounds as though he is talking about a ‘girl’ or ‘sister’ or even his ‘wife’, but be assured at the end of the poem it will become clear that he is talking about the ‘ISLAM’ or ‘PEACE’. Since its publication in November 2009, ‘for the love’ poem has had almost 140,000 viewers on Youtube, many stated as the “best poem they ever heard in their … Read entire article »

Filed under: Editors Pick, News

Gaal Damacsan Inu Quranka Gubo (Daawo)

Florida (ssctimes.com) Terry Jones oo ah oday kaniisad madax ka ah iyo dad fikradiisa raacsan ayaa wado abaabul ‘Quraan Gub” (Subahanallah) oo ay sheegeen inu dhacayo Sabtida taariiqda 11 September ama maalinta loo yaqaan 9/11 oo ah maalinti la weeraray New York labadi dhismo oo la odhan jiray “Twin Towers”. Sidaad u aragtid Videogan dad badan oo aan muslim ahayn ayaa kasoo horjeeda arintan oo diidan in falkan xun oo gardaroda iyo xumaanta la sameeyo. Dadka kasoo horjeedo arintan oo markeykanka u dhashay ayaa sheegay inay arintan Sabtida haday dhacdo noqonaysa mid u xun askarta mareykanka ee wadamada Muslimiinta sida Afghanistan oo kale jooga, waxeyna sheegeen in markay soo gasho Youtube oo wararka dhana soo daayaan noqonaysa mid dadka mareykanka kasoo horjeedo isticmaalaan si ay dadka kale ugu diraan Mareykanka … Read entire article »

Filed under: News

What Did You Do For Islam Today?

World (ssctimes.com) Maalinwalbo Jimco ah marka la tukado Salaada Jimcaha waxaa is raaci jiray Iimaamka masaajidka iyo wiilkiisa si ay xaafada ugu qeybiyeen buuqaag Islam ka hadlayo dadkana ku waaninayo inay Muslim noqdaan. Buugan oo la magac baxay ‘Jidka Loo Maro Janada’ iyo buugaag kalo Islam ka hadlaya. Maalin maalmaha ka mid ah, waxey aheyd maalin Jimco oo aad u qaboow roob badana da’ayo, markaa sidii ay ahaan jirtayba wiilki waxuu soo aruuriyay uu meel ku guray buugaagti ay isaga iyo aabihiis qaadi lahaayeen marka Salaada Jimcaha la tukado kadib si ay diyaar u ahaadaan. Wiilki waxuu soo xidhay dhar culus oo roobkana ka celinayo markaasuu aadihiis u yimid oo ku yidhi “Aabo Diyaar baan ahay”, aabihii baa ugu jawaabay “maxaad diyaar u tahay”, wiilkii baa u sheegay inay … Read entire article »

Filed under: News

Laylatul Qadr

World (ssctimes.com) Laylatul Qadr is the crowning glory of the holy month of Ramadaan. It is associated with the sending down of the Qur’an kareem, the last Book of Allah on His last Prophet Muhammad (Sallallaahu Alayhi Wasallam), for the guidance of mankind. The Qur’an Majeed describes this Night. إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ وَمَآ أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ تَنَزَّلُ ٱلْمَلاَئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ سَلاَمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ “We have indeed revealed this (message) in the Night of Power: And what will explain to you what the Night of Power is? The Night of Power is better than a thousand months. Therein come down the Angels and the Spirit (Jibraeel) by Allah’s permission, on every errand: Peace! This until the rise of Morn!” (Surah 97) The … Read entire article »

Filed under: News