// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "islamic university"

What Did You Do For Islam Today?

World (ssctimes.com) Maalinwalbo Jimco ah marka la tukado Salaada Jimcaha waxaa is raaci jiray Iimaamka masaajidka iyo wiilkiisa si ay xaafada ugu qeybiyeen buuqaag Islam ka hadlayo dadkana ku waaninayo inay Muslim noqdaan. Buugan oo la magac baxay ‘Jidka Loo Maro Janada’ iyo buugaag kalo Islam ka hadlaya. Maalin maalmaha ka mid ah, waxey aheyd maalin Jimco oo aad u qaboow roob badana da’ayo, markaa sidii ay ahaan jirtayba wiilki waxuu soo aruuriyay uu meel ku guray buugaagti ay isaga iyo aabihiis qaadi lahaayeen marka Salaada Jimcaha la tukado kadib si ay diyaar u ahaadaan. Wiilki waxuu soo xidhay dhar culus oo roobkana ka celinayo markaasuu aadihiis u yimid oo ku yidhi “Aabo Diyaar baan ahay”, aabihii baa ugu jawaabay “maxaad diyaar u tahay”, wiilkii baa u sheegay inay … Read entire article »

Filed under: News

Laylatul Qadr

World (ssctimes.com) Laylatul Qadr is the crowning glory of the holy month of Ramadaan. It is associated with the sending down of the Qur’an kareem, the last Book of Allah on His last Prophet Muhammad (Sallallaahu Alayhi Wasallam), for the guidance of mankind. The Qur’an Majeed describes this Night. إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ وَمَآ أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ تَنَزَّلُ ٱلْمَلاَئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ سَلاَمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ “We have indeed revealed this (message) in the Night of Power: And what will explain to you what the Night of Power is? The Night of Power is better than a thousand months. Therein come down the Angels and the Spirit (Jibraeel) by Allah’s permission, on every errand: Peace! This until the rise of Morn!” (Surah 97) The … Read entire article »

Filed under: News

Maximize the last 10 days of Ramadan

World (ssctimes.com) Ramadaanki dhamaadkiisi ayaa la marayaa, waxaa lagu jiraa tobanki maalmood ee ugu danbeysay waa waqtigii ugu ajirka badnaa oo salaada, soonka iyo quraan aqriska ugu fiicnayd, fadlan aqristayaasha sharafta badan ka faaiidaysta inta soonka kahartay, shabkadaha aad ka dhagaysan kartid quranka kariimka waa: - www.quran.com - www.ssctimes.com/?page_id=643 - www.listen2quran.com - www.listentoquran.net - www.quranflash.com/en/quranflash.html Waxa fiican hadii la awoodo in tobonka maalmood ee ugu danbeeya masaajidka la seexdo oo salaad iyo quran aqris waqtiga lagu isticmaalo. English: Laylatul Qadr (the Night of Power) is described in the Quran as, “better than a thousand months” (97:3). Any action done on this night such as reciting the Quran, remembering Allah, etc. is better than acting for one thousand months which do not contain the night of Qadr. Allah’s Messenger used to exert himself in devotion during the last ten nights … Read entire article »

Filed under: News

Sheeko: Mucjiso Reer Ku Dhacday

UAE (ssctimes.com) Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta qur’aanka kariimka. Hooyadeed habeen kasta marka ay sii seexaneyso waxay is taagi jirtey albaabka qolka hortiisa waxayna dhageysan jirtey oo maqli jirtey codka wanaagsan ee inanteedu ku akhrineyso qur’aanka, sidaas ayuu xa…alku ahaa muddo dheer ilaa ay maalin maalmaha ka mid ah ay xanuunsatey inantii. Qoyskii ay ka dhalatey ayaa ula cararey cusbitalka, maalmo ayey ku jirtey dhakhtarka ilaa halkaas rabi ku oofsadey, qoyskeedii wey argagexeen markaa maamulka cusbitalka uu ku wargaliyey geerida inantoodii. Laakiin warka geerida inantu waxa uu aad ugu cuslaa hooyadeed oo aad uga murugootey, maalintii koobaad ee geerideedu waxay ku ahayd hooyada … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Wasiirka Somaliya Pakistan: Booqday Jaamacada Yemen

Wakilka Somaliya u fadhiyo dalka Pakistan Abdi Salam Haji Ahmed Liban ayaa booqasho ku tagay Jaamacada caalamiga ah ‘International Islamic University of Islamabad’ taas oo la sheegay inuu kula kulmay Dr Anwar Saddiqui oo ah wakiilka jaamacadaas, asalkiisana ah nin u dhashay dalaka Pakistan. Jamacada diinta islamka Yemen waxay furnayd 25 sano, taas oo uu Dr Anwar meesha ka sheegay inu marki ugu horeysay uu ku bilaabay 13 arday iyo hal mabda oo laga baran jiray. Laakiin maanta jaamacadu waxay leedahay 20,000 arday iyo sagaal mabda ama xisado kala duwan. English Abdi Salam Haji Ahmed Liban, Ambassador of the Somali Republic in Pakistan called on Dr. Anwar Hussain Siddiqui, President International Islamic University, Islamabad (IIUI) who briefed him about objectives, functioning and achievements of … Read entire article »

Filed under: News