SSC TIMES » Entries tagged with "knowledge"
Shocking: Kaneeco Ma U Dhashay? (Daawo)
World (ssctimes.com) Ma ogtahay markay kaneeco ku qaniinto inay Maleriya keliya keenin oo ay kugu dhalin karto bahalka afka ingiriiska loo yaqaan Botfly oo markuu yaryahay u eg dixiri waaweyn, markuu weynaadana duuli kara una eg sida kaneecada. Botfly waxuu ku koraa cunitaanka jirka oo waxuu ku weynaadaa jirka dhexdiisa. Dad badan aduunka dacaladiisa joogo oo ay qaniintay Kaneeco ayaa video soo geliyay Youtube si ay dadka u tusaan dhibaatada Kaneecada keeni karto. Sidaad uga aragtid videoyadan markay kaneeco ku qaniinto haday tahay mid wada ‘Botfly’ waxey kugu abuuri kartaa Dixiri waaweyn oo ah carrurta Botflyga. Kaneecada Sidee Kuugu Abuuri Kartaa Botfly? 1) Haweeney Botfly waxey la egtahay Duqsi aad u weyn, ama labo duqsi oo laysku daray markaa markay ukun doonayso inay dhasho waxey radisaa xayayaan (Kaneeco) ukuntaa u … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Laylatul Qadr
World (ssctimes.com) Laylatul Qadr is the crowning glory of the holy month of Ramadaan. It is associated with the sending down of the Qur’an kareem, the last Book of Allah on His last Prophet Muhammad (Sallallaahu Alayhi Wasallam), for the guidance of mankind. The Qur’an Majeed describes this Night. إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ وَمَآ أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ تَنَزَّلُ ٱلْمَلاَئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ سَلاَمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ “We have indeed revealed this (message) in the Night of Power: And what will explain to you what the Night of Power is? The Night of Power is better than a thousand months. Therein come down the Angels and the Spirit (Jibraeel) by Allah’s permission, on every errand: Peace! This until the rise of Morn!” (Surah 97) The … Read entire article »
Filed under: News
Keep Your Goals To Yourself – Arintaada Qarso (Daawo)
California (ssctimes.com) Laga bilaabo sanadkii 1933 waxa la sameeyay baaritaano ku saabsan sidu qofka dadaalkiisa noqdo marku ka hadlo mustaqbalka, waxa la ogaaday dadka marwalbo ka hadlo danahooda iyo waxey damacsanyihiin inay inta badan gaarin waxey doonayeen oo ka caajisaan, laakiin dadka cidna kala hadal arimahooda oo waxey damacsanyihiin inay sameyan iska sameeyo ayago qofna u sheegin waxa la ogaaday inay ka dadaal badan yihiin dadka kale oo muujiyaan kalsooni hoosaad ah oo ay si walbo ugu dadaalaan siday u gaari lahaayeen waxey doonayeen. Sanadkii 1933 nin lagu magacaabo W.Mahler oo ah dadka baaro maskaxda dadka ayaa baaritaano badan ka dib helay marku qof dadka u sheego waxuu jecelyahay inu sameeyo ama gaaro, maskaxdiisa bay gasha oo waxuu u qaataaba inu sameeyay wixii isagoo wixiiba sameyn ama meeshu doonayay inu gaaro … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Maximize the last 10 days of Ramadan
World (ssctimes.com) Ramadaanki dhamaadkiisi ayaa la marayaa, waxaa lagu jiraa tobanki maalmood ee ugu danbeysay waa waqtigii ugu ajirka badnaa oo salaada, soonka iyo quraan aqriska ugu fiicnayd, fadlan aqristayaasha sharafta badan ka faaiidaysta inta soonka kahartay, shabkadaha aad ka dhagaysan kartid quranka kariimka waa: - www.quran.com - www.ssctimes.com/?page_id=643 - www.listen2quran.com - www.listentoquran.net - www.quranflash.com/en/quranflash.html Waxa fiican hadii la awoodo in tobonka maalmood ee ugu danbeeya masaajidka la seexdo oo salaad iyo quran aqris waqtiga lagu isticmaalo. English: Laylatul Qadr (the Night of Power) is described in the Quran as, “better than a thousand months” (97:3). Any action done on this night such as reciting the Quran, remembering Allah, etc. is better than acting for one thousand months which do not contain the night of Qadr. Allah’s Messenger used to exert himself in devotion during the last ten nights … Read entire article »
Filed under: News
Sheeko: Mucjiso Reer Ku Dhacday
UAE (ssctimes.com) Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta qur’aanka kariimka. Hooyadeed habeen kasta marka ay sii seexaneyso waxay is taagi jirtey albaabka qolka hortiisa waxayna dhageysan jirtey oo maqli jirtey codka wanaagsan ee inanteedu ku akhrineyso qur’aanka, sidaas ayuu xa…alku ahaa muddo dheer ilaa ay maalin maalmaha ka mid ah ay xanuunsatey inantii. Qoyskii ay ka dhalatey ayaa ula cararey cusbitalka, maalmo ayey ku jirtey dhakhtarka ilaa halkaas rabi ku oofsadey, qoyskeedii wey argagexeen markaa maamulka cusbitalka uu ku wargaliyey geerida inantoodii. Laakiin warka geerida inantu waxa uu aad ugu cuslaa hooyadeed oo aad uga murugootey, maalintii koobaad ee geerideedu waxay ku ahayd hooyada … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Placebo Effect Waa Maxay? (Daawo)
Shabkada SSC Times aqoon kororsi, sheeko, warar, majaajilo iyo wax ka badanba waad ka heleysa. Maanta waxaanu eegaynaa waxuu yahay Placebo, laga yaabaa inaad magac kale u taqaanid ama aadanba ogeyn waxuu yahay. Weliga intaad sheeko xanuun maqashay, adigana xanuun maku qabtay? ama intu xanuun ku qabtay hadal maku daweeyay? ama intaad dhaqtar u tagtay, hadalkiisa naxariista badan maku dajiyayo caafimaad buuxo maka heshay? Haduu waxaasoo dhan kugu dhacay xanuunkina uu hadal ama dareen naxariis dartii kaaga tagay waxa kugu dhacay waa ‘Placebo Effect’. Placebo (Plasebo) waxa weeye qof xanuun hayo oo lagu dhahayo: hadaad kaniinkan cuntid wuu ku dayn xanuunka laakiin kaniinka uu yahay nacnac, laakiin qofki xanuunsana uusan ogeyn oo marku nacnacii cuno dareemo inu xanuunki ka tagay. Placebo Effect … Read entire article »
Filed under: News

Comments