SSC TIMES » Entries tagged with "Muqdisho"
Alshabaab Excutes Two Teenage Girls
Beledweyne (ssctimes.com) Maalintii Arbacada magaalada Beledweyne waxay Alshabaab shicib badan hortooda toogasho ku dileen labo gabdhood oo ay sheegeen inay jaajuus u ahaayeen dowlada Somaliya. Labada gabdhood oo lagu magacaabay Ayan Mohamed Jamac (18 jir) iyo Huriyo Ibrahim (15 jir) ayaa la sheegay in la waayay laba isbuuc ka hor kadib markii dagaaalo magaalada ka socday u dhaxeeya dowlada iyo Alshabaab. Labada gabdhood waxa la sheegay in Maxkamada Alshabaab la keenay meeshaasoo ay joogeen 10 nin oo madaxa ka duuban amarna meeshaa laga bixiyay in la dilo. Intaan la dilin ka hor, Alshabaab waxey soo qaateen gaari sameecado waaweyn oo dadka magaalada ugu baaqayaan in manta dad maxkamad la saaray oo dil lagu xukumay la dilayo, ayagoo dadka ka codsanayo inay iskugu soo baxaan dilkaa oo daawadaan. Markii gabdhaha … Read entire article »
Filed under: News
UNHCR: Somalia The City of Displaced (Daawo)
New York (ssctimes.com) UNHCR oo xuquuqda biniaadanka dhibka haysato ku qaabilsan waxey sheegtay in Muqdisho ka guureen kumaan qof, oo agagaarka Muqdisho dad aad u badan dageen, Dadkana waxey dageen meelo aan loo dhowaan karin oo wax caawinaad ah loogu geyn karin. Waxey sheegeen in maalinwalba la arkayo meelo badan oo banaanka ah cariishyo laga dhisanayo. Waxey sheegeen in dad gaaraya 400,000 kasoo qaxeen Muqdisho, 12,000 oo qof ayaa bishi ugu danbeysay oo kaliya kasoo guuray oo dibada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ku yaacay. Waxey sheegeen in arintani sii xumaanayso dadkana wax caawinaad ah haysan. // Waxaa kaloo naxdin ah in dadka Somaliyeed ee ka cararaya dhibaatada ka jirto Muqdisho iyo meelaha kale dhibaatada haysato in xabsi la geeyo oo la dhaho matihid qaxooti sharci leh, weliba dalka … Read entire article »
Filed under: News
Sarkaal Ka Baxsaday Dowlada (Listen)
Baydhabo (ssctimes.com) Xildhibaan ka tirsan ciidanka dowlada oo ka dagaalamayay Bay iyo Bakool ayaa ka goostay dowlada una goostay inu ku biiro Alshabaab. Mayow Cabdi Maxamuud waxuu aad ugu hadli jiray dowlada iminkase waxuu ku eedeenayaa inay DKMG tahay mid u adeegta kana amar qaadata itobiya oo iyadu wax jiraba ahayn. Dhagayso, wareysigii uu siiyay Mayow BBC Somali isagoo ku sugan Baydhabo meesha ay xukunto Alshabaab: // … Read entire article »
Filed under: News
Khilaafka Raysal Wasaaraha iyo Madaxweynaha (Listen)
Muqdisho (ssctimes.com) Raysal Wasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta wareysi uu siiyay VOA ku cadeeyay inu khilaaf ka dhex taagan yahay isaga iyo Madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif. Raysal wasaare Sharmaarke ayaa sheegay in dastuurka qabyada ah ay u furan tahay in laga doodo oo Soomaalida oo dhan ay u taallo, isagoo sheegay in dastuurkani looga gudbi karo nidaamka KMG ah ee haatan jira. Dhibka waxa keenay sida uu doonayo Raysal wasaaraha in dastuurka loo hagaajiyo oo la sheegay inay tahay wada hadal goboleedyo iyo Madaxweynaha oo doonayo inay sikale u dhacdo. Xaaladan khilaafka ayaa keentay in rag heer Sare ah ee UNka ay la kulmaan Madaxweyne Shiikh Shariif goonina ula kulmi doonaan Raysal wasaaraha. Dhagayso (Listen): [audio:http://media.voanews.com/audio/Cumar+Cabdirashiid.Mp3] Warkan khilaafka ayaa dhowr jeer ka dhex dhacay labada xildhibaan … Read entire article »
Filed under: News
Alshabaab: TFG Will Deploy Fighter Jets
Muqdisho (ssctimes.com) Alshabaab speaker Ali Mahamed Husen in Banaadir today called together all the media in the region in order to send a message out to businesses and civilians in the Muqdisho. He has spoke of the changing war tactics and the likely changes the Transitional Federal Government (TFG) may make towards its efforts to fighting against his Alshabaab group. According to the Alshabaab speaker Mr Ali the TFG might be planning to deploy fighter jets that may target the alshabaab held regions, this he said may increase the number of civilians being killed in this fighting. He has advised the market traders in the ‘Suuqa Bakaaraha’ to join the alshabaab fighters and help their efforts towards gaining control in the region over the TFG. Alshabaab spokes person has … Read entire article »
Filed under: News
Alshabaab Fears Spread
Muqdisho (ssctimes.com) Alshabaab oo baqdin ku dhalisay shicibki xamar daganaa iyo dadkii Somaliyeed meelwalba oo aaminsan hada wax inaan dhibka somaliya ka taagan laga qaban karin. Alshabaab oo ah rag madaxa wada duubtay oo qofkii ajaanib ah iyo kii Somali ah laga kala garan karin, laakiin dowladana dad baa ka cabanayo oo sheegayo inay la dagaalankoodu ay ku dhintaan dad shicib ah oo waxba geysan. Wareysiyada TV somaliga sida universal waxa ka muuqata inay xushmeeyaan alshabaab oo markay dowlada wareystaan dhahaya ‘waan ka xunahay war kama hayno dhankii alshabaab’. Taas waxey muujinaysaa quwada ay yeelatay alshabaab iyo inu la dagaalankeeda noqday mid aan si fudud ku dhamaan karin. Somaliya waxey noqotay wadamada aduunka ugu nabada xun, inkastoo dhanka waqooyi nabad taalo dhib ayaa iyadana … Read entire article »
Filed under: News
Alshabaab Hotel Attack Kills 30+ People (Daawo)
Muqdisho (ssctimes.com) Two extremist insurgents disguised as government soldiers went on a shooting rampage in a Mogadishu hotel on Tuesday killing 30 people, including six legislators, before blowing themselves up. The brazen attack by the Al-Qaeda-inspired Al-Shabab just a stone’s throw from the presidential palace marked a new escalation on the second day of clashes that had already left 29 civilians dead across the Somali capital. “Thirty people died in this ambush. Six of them are members of the Somali Parliament and four are Somali government civil servants,” Deputy Prime Minister Abdirahman Haji Adan Ibbi told reporters. “The 20 others are innocent civilians who died in this horrible incident.” Witnesses and hotel staff said the attackers were wearing government security uniforms and shot dead security guards at the gate as they rushed into … Read entire article »
Filed under: News
Alshabaab Cuts Tongue – Wiil Carabka Laga Jaray (Daawo)
Muqdisho (ssctimes.com)Shocking news today came to light in Muqdisho the capital city of Somalia after young man named Ahmed Ali Shuuke was presented to the media in the city by his Mother and relatives to show the world that their son has had his tongue cut by the Alshabaab operating in the region. Ahmed Ali Shuuke who is unable to speak, eat or drink has confirmed to the media that the Alshabaab did cut his tongue with a knife. His Mother who spoke on his behalf explained that her son was abducted and kept as a prisoner of the Alshabaab for a long time and she has only just recently managed to find him. This horrific act is regarded not only unislamic but also inhumane, the purpose was obviously to keep Ahmed … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Cabdirashiid Sharmaarke: Golaha Wasiirada Cusub
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa gallinkii dambe ee maanta ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumaddiisa, kuwaasoo ka kooban 39-wasaaradooda. Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamuud Walaayo ayaa saxaafadda u aqriyay magacyada xubnaha cusub ee golaha wasaaradda, kuwaasoo ay ku jiraan xubno cusub oo aan horay uga mid ahayn xukuumadda. Magacyada Wasiirrada la magacaabay iyo xilalkooda waa sidan: R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi). R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe). R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex. Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Caddaaladda. C/kariim Axmed Cali Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Yuusuf Xsan Ibraahin (Dheeg) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan (Mardaadi) Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam Xaaji Aadan. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta … Read entire article »
Filed under: News
Reer Somali: Ninkan iyo Xaaskiisa Xukun Saara
Reer Muqdisho dagan ayaa maanta dalbaday in nin Malta dagan loo xidho oo warqad maxkamadeed bixiyay, kuwaasoo weli aad uga murugaysan geeridii iyo sidii foosha xumayd ee uu u geeriyowday wiilkooda. Wiilkan oo u shaqeenayay ninkan ay doonayaan in la xidho, kadib marki doontii uu kaluumaysiga ay iska qaraxday aana weli sifiican loo baarin lana ogeyn sababti ay u qaraxday. Reerka waxay ninkan ku eedeeyeen inu u sheegi waayay dadka doontani ku canshuuraysneyd iyo sababti ay u qaraxday taaso ay dhaheen waxa weeye doonta nidaamka wadamada Europe oo kale ma ahayn oo duug aan la dhowrayn bay ahayd. Reerka baa doonaya ninka iyo xaaskiisaba in loo saaro maxkamad si lacag ama xukumaad kale loo mariyo loona ogaado sababti dhibka u dhaceen. English: The family of a Somali migrant … Read entire article »
Filed under: News
Muqdisho Qarxis Jidka dhinaciisa
Wararka Muqdisho naga soo gaaraya ayaa sheegaya in dad gaaraya ilaa 4 qof dhimasho iyo 10 dhaawac kadib markii miino jidka la dhigay qaraxday. English At least four Somali policemen died and 10 others wounded after landmine planten in road side exploded while going in Waberi district in Banadir region. Eyewitness in Afasiyoni village in Waberi district that he saw the bodies of four policemen and ten others injured after the accident. After the blast, policemen reached the place and conducted security operation thought it was not reported people seizes for the accident. There is yet no group claims the responsibility of the blast. … Read entire article »
Filed under: News

Comments