// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somali america"

Awdal State of Somalia on International TV (Daawo)

London (ssctimes.com) Awdal State of Somalia is shown on the Somali international Television Universal TV after celebrations to support the declaration of Awdal State took place in many countries and cities around the world including: USA (Ohio, Minnesota, California), Canada (Ottawa, Toronto and Vancouver), Sweden, Norway, Finland, Holland, Germany and most recently London. The flag of Awdal has become the talk of the Somali nation and the international observers are aware of the growing revolution taking place in Northern Somalia, the declaration of Awdal State is not a suprise to observers as it has always been a question of ‘when’ rather than ‘if’. Awdal State civilians reject the notion of a divided Somalia and the tribal cleansing agenda of criminal Siilaanyo and the one clan notion (isaaqland / … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

America Demonstration Against Criminal Siilaanyo (Daawo)

USA (ssctimes.com) Demonstrations were held in the heart of the United States in three states including Washington DC, the purpose was to highlight the tribal cleansing and brutality existing in Northern Somalia, people gathered to show their anger against Criminal Siilaanyo and the one clan (Isaaq only) ideology of Criminal Siilaanyo. Those gathered chanted “Go To Hell Criminal Siilaanyo” and sung the beloved “Wake Up Somalia” anthem to encourage people to keep the faith and to stay united against all injustice. The Demonstrations took part outside Governor offices in all the states, to inform those in charge of the cities the concerns the American Somali citizens have against Criminal Siilaanyo. As the United States is always concerned of peace in the horn of Africa many commentators … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Seattle Welcomes Garaad Jaama (Daawo)

Seattle (ssctimes.com) Garaad Jaama Garaad Ismaaiil received grand well planned and beautifully celebrative welcoming as his tour in America reaches the city of Seattle. The welcoming event was aired in the Seattle Somali TV and the Seattle somali radio station. The grand welcoming has created a lot of interest in both the residents of the city and the city media. It has once again put the SSC movement on the map of Seattle, as their prominent voice and face speaks for to tell the city of Seattle the situation of their people in Sool Sanaag Cayn regions of Somalia. Here is one of the welcoming videos shown on the Seattle Somali Television … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

SSC USA Celebrates: One Year of SSC Leadership (Daawo)

USA (ssctimes.com) SSC celebrations in America on 16 October 2010 took place in many states with major events held in Minnesota and Ohio, other celebrations took place in Canada in the cirty of Toronto, Ottawa and Montreal, smaller events were also organised in Vancouver and other regions of Canada. The event in Minnisotta was the biggest in North America although the Ohio organisers also regard their event to be just as big. The following is short videos showing the events in both states, we expect further videos to come public in the near future. SSC Ohio 16 October 2010 celebration: // SSC Minnesota 16 Octorber 2010 celebration: … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Hooyo Somali Caruurteeda Dishay (Daawo)

Seattle (ssctimes.com) Hooyo Somali oo caruurteeda Irmaajo kusoo xidhay intay gurigii ka baxday caruurtiina meeshi ku jireen 10 saac in ka badan, kadibna 2 cunug dhinteen inta kalena xaaladoda xuntahay. Mucjisadan yaabka miiran waxey ka dhacday magaalada Seattle ee Mareykanka, taasoo shacabka Somali naxdin u keentay, dariskana aad uga xumaadeen caruurta daryeelka xun ee lagu hayay. Irmaajada caruurta lagu xidhay waxey jireen 1 jir ilaa 7jir, si aysan uga soo bixin waxey irmaajada hor dhigtay Sariir culus. Markaa caruurta awood umaysan helin inay kaga soo baxaan irmaajada. Maanta ayaa maxkamad la bilaabay in la geeyo arinta hooyadan Somali ee caruurteeda baahi iyo dayactir ku dishay. English: Edyan Farah, 28, allegedly put all five of her children – aged one through to seven – into the small closet and pushed a bed in front … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Taksiile Marku Sheegtay Muslim Mindi La Geliyay (Daawo)

New York (ssctimes.com) Dhacdo Layaab leh ayaa ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka, kadib markii nin Lagu magacaabo Ahmed Sharif (43 jir) la damcay in la gowroco marku sheegtay inuu yahay Muslim. Ahmed Shariif oo ka ahaa taksiile magalada New York Mudo gaaraysa 35 sanadood, oo asalkiisi ka yimid dalka Bangladesh, laakiin caruur iyo xaasba ku yeeshay dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu aad uga naxay xanuun aad u badana kazoo gaareen arinti isagoo maalin shaqadiisa iska wata u timid. Ahmed Sharif ayaa waxaa taksigiisa soo raacay nin lagu magacaabo Michael Enright oo 21 sano jir ah, iyadoo intii uu ninkaasi wadayna ay dhexmartay sheeko guud taa oo ah inuu ka wareystay meesha uu ka yimid, intee sano ayaad joogtaa wadankaan mareykanka iwm, ugu dambeyntiina wuxuu weydiiyey ninkaasi ma … Read entire article »

Filed under: News

Spy In Your Phone? – Yaa Ku Jira Telefanka? (Daawo)

New York (ssctimes.com) Ma ogtahay sida ugu fudud ee qof loo dabo galo ama loo ogaado wax walbo uu sameenayo ama sheegayo waa adigoo u gala talefankooda gacanta, telefonwalbana ama guri ha ahaado ama midka gacanta waa la jaajuusi karaa oo la ogaan karaa qofka wax walbo ama meel walbo uu telefonkaas la tagay. Xitaa qofkii oo aan telefonka isticmaalayn ayaa la dhagaysan karaa waxu qofka sameynayo iyo dadku la hadlayo. Dalalka Mareykanka iyo Europe waa ka mamnuuc in qof aan ogeyn la jaajuuso oo telefonkooda loosoo dhexgalo, laakiin dadka rabo inay gataan technologyga waxa jaajuuso ayaa sheegay inay ugu talo galeen dadka inay ku ogaadaan waxuu caruurtooda ama labada is qabo isku kala ogaadaan inay wax xun midka kale sameynayn. Askarta dalalka Mareykanka iyo Europe haduu qof kasoo … Read entire article »

Filed under: News

Mudaaharaad Ku Saabsan Masaajid (Daawo)

New York (ssctimes.com) Mudaharaadyo waaweyn ayaa ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka kuwaas oo ay sameynayeen laba Kooxood oo Iska Soo hor jeeda iyadoo qaarna taageerayaan masaajidka halkaa laga dhisayo qaarna kasoo hor jeedaan. Kooxaha kasoo hor jeeda in halkaa masaajid laga dhiso ayaa ku doodaya inay ka baqayaan in halkaasi noqoto meesha xarunta Argagixisada. Halka qolada taageeraysaa ay sheegayaan in hadii halkaa masaajidkaa laga dhiso ay daliil u tahay isla markaana ay cadeynayso in dalka mareykanka ay ka jirto xoriyada iyo xaq dhawrka diimahu, Kooxaha iyagu taageersan in masaajidkaa la dhiso ayaa ku tuhmay ama ku sheegay kuwa diidan masaajidkaa inay yihiin dad cunsuriyiin ah. Telefishinka CBS-2 oo ku yaala magaalada New York ayaa sheegay in labadaa kooxoodba mudaharaadkoodii uu ku dhaamaaday si nabad galyo ah. Booliska magaaladaa ayaa … Read entire article »

Filed under: News

Hotel Siinaya 4 Dumaro Somali $40,000

Louisiville (ssctimes.com) Hotel diiday inay shaqaalihiisa xirtaan xijaab ayaa maanta ku dhowaaqay inu siinayo 4 dumaro Somali ah $40,000 si ay u joojiyaan maxkamadi ay u wadeen dacwadooda, taasoo ah inay meeshii ay ka shaqeenayeen u diiday inay xijaabki xaqa ay ku lahaayeen xirtaan. Dumarkan ayaa dacwad dheer ku furay hoteelka oo sheegtay inuu diidanyahay inay diintooda raacaan ayagoo shaqadooda wata. Hotelkii ayaa hayadaha u dooda xuquuqda shaqaalaha dabo galeen oo ku eedeeyeen inu hotelka danbi ka galay sharciga dalka Mareykanaka, kaasoo ah in qofka waxuu xaqiiqdi aaminsanyahay lagu ixtiraamo laguna xumeyn. English: After not being allowed to wear their religious head scarf to work, four Somali women are now receiving compensation. The Louisville Marriott Downtown Hotel told the four women of Muslim faith they were not allowed to … Read entire article »

Filed under: News

Suuqa Hormud Waxa Lagu Qoray ‘Go Home’ (Daawo)

Suuqa Somalida magaalada St.Cloud ee lagu magacaabo HORMUD waxaa lagu sameeyay qoraal rinji ah oo dad cunsiriyaal ah ku qoreen “GO HOME” ama “GURIGIINA AADA”. Taasoo looga danleeyahay in lagu maago ama lagu xumeeyo Somalida magaalda dagan, weliba umada meesha baayacmushtarka ah. Arintan ayaa dad badan oo Somali ah oo magaalada dagan aad uga xanaajisay. Jaamac Calimad oo ah nin Somali ah oo u waramay Joornaalka St Cloud Times ayaa sheegay “Jawaabta arintan ku wacan waxa weeye, anagu gurigayagi ayaan joognaa, meelna uma socono”. Dhibaatooyinka cunsurinimada ee magaalada St.Cloud ayaa ahayn mid cusub oo weli waxa socdo baaritaano ku saabsan ardayda Somalida magaalada skuul ay ku tilmaamen in si cunsurinimo ahi ula dhaqmeen. Askarta magaalada ayaa balan qaaday inay baaris xoogan bilaabayso siday u heli lahaayeen dadki ka danbeeyay … Read entire article »

Filed under: News

Waxa La Raadinaya 270 Somali

Anthony Joseph Tracy waa nin u dhashay dalka Cuba (Kuba) ayaa lagu haystaa inu dalka Mareykanka si sharci daro ah ku geliyay 270 qof oo Somali ah, isago isticmaalay hayad ka shaqeysa dhoofitaanka taasoo isaga uu ka sameystay dalka Kenya. Marki mudo la baaray ayaa la ogaaday inu ninkan Somalida ku nool Kenya ka caawin jiray inay si sharci daro ah ku galaan dalka mareykanka. Askarta magaalada Virginia (Mareykanka) weli maysan helin meeshay ku sugan yihiin dadkan lagu sheegay inay gaarayaan 270 qof oo wada Somali ah. Waxa kalo ninkan lagu eedeeyay inu ku dhacay suaalo ku saabsan inu dadka argagaxisada Somaliya ka dagaalanta uu caawiyay ama xiriir la yeeshay waqtigi uu ku sugnaa Kenya. Askarta weli wey raadinaysaa 270 Somali uu … Read entire article »

Filed under: News

Find The Difference: Sidney Elyea & The Somaliland Clan Militia (Daawo)

Sidney Elyea waa nin kusoo xasuusinkara sida xun ee dadka SSC loo galayo loona galay, taasoo dhibka dadka SSC lagu hayo kaliya tahay qabiil. Umad dhan baa lagu xumeynayaa ilaahay siduu u sameeyay dartiis, umad dhan baa guryahooda laga saarayaa oo duurka lagu qasbay inay ku ordaan, magaalo iyo guryo aysan lahayna aadaan si ay u nabad galaan. Odayaal weligood daganaan jiray Laascaanood, ayaa qabiilkooda dartiis lagu qasbay inay ka baxaan oo guryahoodi, reerkoodi iyo waxay usoo dhidideen oo dhan ka tagay waayo waxay noqdeen qabiil meesha la doonayo in laga masaxo, waxey noqdeen qabiil la doonayo in taariiq iyo tolba laga saaroo duurka loo haajiriyo. Reer SSC ogaada meeshaad joogtaan dan idinma geyn waxa idin geeyey waxa weeye qabiil la necebyahay baad noqoteen, jinsigi Somali … Read entire article »

Filed under: News