SSC TIMES » Entries tagged with "somali arab"
Saudi Prince Beats Rapes and Kills Servant? (Daawo)
London (ssctimes.com) Magaalada London waxaa ka socota arin laga yaabay kadib markii nin ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Abdulaziz bin Nasser al Saud loo haysto inuu xoogay, ceejiyay isla markaana dilay nin u shaqeenayay, oo la sheegay in xiriir shaqo ka dheer ay wateen. Labada nin waxa la sheegay inay ahaayeen dad wada nool oo isla seexdo laakiin ay iskula noolaayeen si xun, taasoo ah inu ninka boqortooyada ka tirsani marwalbo garaaci jiray oo iska maagi jiray ninka kale. Waxaa la sheegay intay nimankani London joogeen inay habeen walbo aadi jireen meelaha lagu ciyaaro oo musika lagu dhagaysto ama lagu tunto oo habeenki oo dhan hotelka ka maqnaan jireen. Nin hotelka u shaqeeya ayaa sheegay in markuu qolka ay daganaayeen aado yaabi jiray … Read entire article »
Filed under: News
Sheeko: Mucjiso Reer Ku Dhacday
UAE (ssctimes.com) Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta qur’aanka kariimka. Hooyadeed habeen kasta marka ay sii seexaneyso waxay is taagi jirtey albaabka qolka hortiisa waxayna dhageysan jirtey oo maqli jirtey codka wanaagsan ee inanteedu ku akhrineyso qur’aanka, sidaas ayuu xa…alku ahaa muddo dheer ilaa ay maalin maalmaha ka mid ah ay xanuunsatey inantii. Qoyskii ay ka dhalatey ayaa ula cararey cusbitalka, maalmo ayey ku jirtey dhakhtarka ilaa halkaas rabi ku oofsadey, qoyskeedii wey argagexeen markaa maamulka cusbitalka uu ku wargaliyey geerida inantoodii. Laakiin warka geerida inantu waxa uu aad ugu cuslaa hooyadeed oo aad uga murugootey, maalintii koobaad ee geerideedu waxay ku ahayd hooyada … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Comments