// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "Somali Australia"

Father & Daughter Have Baby Together (Daawo)

Australia (ssctimes.com) Arin laga yaabay ayaa ka dhacday Konfurta dalka Australia, arintan waxay soo shaac baxday markii Aabo iyo gabadhiisa sheegeen inay is qabaan oo cunug isku leeyihiin. John aabaha gabadha Jenny ayaa sheegay inu ahayn waxani wax weyn oo jaceyl isku geeyay, gabadhana ay sheegtay inay labo qof oo waaweyn oo maskax leh yihiin iyada iyo aabaheed oo ay arintani tahay mid ay labadoodaba isku afgarteen. Aabaha iyo gabadha waxey is heleen 30 sano ka dib markii uu aabaha xaaskiisi labaad soo furay oo kusoo noqday magaalada gabadhiisa daganayd. Barnaamika ku magac dheer 60 daqiiqo ee ka soo baxa TV Australia ayaa sheegay in gabadha ay dhaleen oo ah 9 bilood iyo caruurta ay xaaskii uu kazoo tagay dhashayba in lala ilaalinayo oo … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Caruurtan Yaa Arkay?

Magaalada Melbourne (Australia) waxa laga waayay labo caruur oo walaalo ah isbuucii hore, caruurtani oo kala ah Khalid Ali (12 jir) iyo Khadija Ali (9 jir). Askarta waxay sheegtay inay caruurtu la joogi jirtay eheladood oo iminka laga yaabaa inay hooyadood aadeen. Lama hubo meesha ay joogaan laakiin askarta magaalada Melbourne ayaa baaq u dirtay dadko dhan inay telefon usoo diraan haday ogaadaan meesha caruurtaa ku sugan yihiin. Caruurta waxay daganaayeen bariga magaalda Melbourne, waxaana argtoodada dadka ugu danbeysay Sabtigi waqtiga marku ahaa 9:30pm fiidnimo. English The children, who normally reside with relatives, are believed to be with their mother. Advertisement: Story continues below Khalid has brown eyes, a dark complexion and short black hair. He is thin and about 110 centimetres tall. Khadija has brown eyes, a dark complexion and long, … Read entire article »

Filed under: News