// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somali burcad badeed"

Criminal Siilaanyo Speaks As Lasanod Burns

Hargeisa (ssctimes.com) According to our reporter in the SSC town of Lasanod, the Isaaq Militia taking orders from Criminal Siilaanyo have today been operating ‘the Taliban style beating’ as the militia went from house to house targeting male of all ages including Children, Youth and elderly, some have been beaten in front of their family. The Isaaq Militia calling them self ‘the police’ have been seen battering women with the back of their rifle. This action has increased tensions in Lasanod (Laascaanood) as people are not even allowed to show their anger and all demonstrations are banned, the militia has threaten to shoot people that gather. All this actions is increasing the support for the SSC peacekeepers and their progress to unite the Sool Sanaag … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Somali Doon Ku Aaday Gujarat

Todobo nin oo Somali ah ayaa maanta laga helay xeebta magaalada Gujarat (India) ayagoo doon Somalia kasoo raacay kuna yimid magaaldaas, laakiin cunto iyo biyo haysan oo xaaladodana xuntahay. Nimankan waxa arkay hindi kaluumaysato ah markaana askarta wadanka ugu wacay, waxa 7 nin la geeyay cisbitaal la sheegay inay askar ku ilaalinayso inti laga baarayo siday doonta ugu imaadeen dalka India. Todobada nin waxey sheegeen in ayago kaluumeysanayo Somaliya soo weerareen rag burcad badeed ah oo ka qaateen wax walbo oo ay haysteen kuna soo daayeen bada weyn ee u dhaxeysa India iyo Somalia (Indian Ocean). Askarta magaalada Gujarat ayaa sheegtay inay raadinayaan siday nimanka warka ay sheegayaan u xaqiijin lahaayeen ayago sheegay inay ka shakisan yihiin inay nimankanba yihiin burcad badeed. English: The Gujarat marine police Saturday began investigating the seven Somali … Read entire article »

Filed under: News

Burcad Badeed Cunto Kariye Ahmed Aaway?

Maanta waxa wadamadoodi kusoo noqday 8 qof oo u dhashay Bulgaria, kadib markay kasoo baxsadeen burcad badeedka Somalia oo dadkan ku haystay xeebta Somalia 160 maalmood. Waxay maanta wararka aduunka u sheegeen sheeko la yaab leh oo ku saabsan siday uga soo baxsadeen ragii burcad badeedka ahaaye qabsaday. Waxay sheegen inu noloshooda uu badbaadiyay nin magaciisa la dhaho ‘Axmed’ oo la socday burcad badeedkii, ninkaas oo shaqadu doonta kawaday ahayd ‘Cook’ (Cunto Kariye). Waxay sheegeen in raga burcad badeedka 36 maalmood ee ugu horeysay si fiican ula dhaqmi jireyn, oo cunto iyo wanaag ku hayeen. Inti ay hayeena lacag aduunka warsadeen in la siiyo haday doonayaan doonta in lasii daayo. Waxay codsadeen in la siiyo $300,000. Intii lagu haysatay doonta kooxo badan oo burcad … Read entire article »

Filed under: News

Somali Burcad badeedka Germany (Daawo)

Waxa wadanka Germany magaalada hamburg jooga 10 nin oo loo haysto inay Burcad badeed yihiin. Kuwaasoo aduunka dhan eegayo sidi loo xukumi doono, taas oo dadka difaacayo iyo dadka xaquuqda biniaadankaba eegayaan iyadoo ay ku xirnaan doonto sida wadamada kale yeeli doonan hadii burcadbadeedka doon ay leeyihiin qabsadaan. Lawyerka difacaya dadka lagu haysto inay yihiin Somali burcad badeed ayaa sheegay inay denbi lahayn oo qaarkood dad iska shaqeysanyay oo maskiin ahaayeen. Waxuu ka hadlay wiil lagu dhahay kaalay naga caawi doonata lacag baan ku siineena oo dhibkan loo keenay. Isaga oo waxyaabo kalena ka hadlay. Maanta mareykanka xarunta UN waxa ka dhacay shir weyn oo ka hadlaya sidi doomaha shicibka ama dadka baayac mushtarka leeyihiin loo ilaalin laha ama loo kordhim laha difaaca ay kaga hortagi karaan burcad … Read entire article »

Filed under: News