// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somali canada"

Awdal State is Born – Awdal State Dhalatay (Daawo)

Edmonton (ssctimes.com) Awdal State patriots in the city of Edmonton (Canada) gathered yesterday to announce and celebrate their vision, mission and to announce to the world the independence and autonomy of the northern Somalia region of Awdal State. The meeting brought together Awdal civilians residing in many Canadian cities, enabling families and elders to connect and share their concerns regarding the region and the abuses of the Somaliland Clan Militia. Criminal Siilaanyo is accused of not fulfilling the needs of Awdal State civilians and persuing to breakdown Awdallanders into sub-clans and sub-regions in order to keep the civilians of Awdal State under the control of the Isaaq minded tired tribal elders. As proven by recent SSC recordings all the Clan leaders in the Somaliland administration have Isaqism mentality, … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)

Jamaica (ssctimes.com) Labo gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaala dalka Jamaica kadib markii ay reerkooda ayago u sheegin nin ay saxiib u maleenayeen dhagaysteen oo hadalkiisa aamineen. Labada gabdhahood waxey daganaayeen dalka Canada reerkooda ayay labaduba dhib ku ahayd inay la noolaadaan mid waxeyba sheegtay inay guriga beri hore ka carartay. Labadan gabdhood ayaa nin ay yaqaaneen ku dhahay ma doonaysaan diyaarad inaan idiin jaro oo bilaa qarash ah oo dalxiis madoonaysaan inaad ku aadaan wadankayga Jamaica, gabdhaha waxey sheegeen inay aad ugu farxeen oo ticketkii ninka ka qaateen oo diyaarada u qaateen Jamaica reerkoodoo ogeyn arinta, laakiin markay magaalada Jamaica soo galeen la geeyay xaafad faqri ah oo dalxiiska siday u maleenayeen noqon waayay. Toban maalmood kadib markii la soo gaadhay waqtigii ay anbabaxi lahaayeen … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Codsi Loo Diray Raysal Wasaare Stephen Harper: Bashir Makhtal Soo Daa

Raysal wasaaraha dalka Canada ayaa laga codsaday inu kala hadlo madax weynaha Itobiya sidii loo siidayn lahaa Bashir Makhtal. Ninkaasoo hada xabsiga itobiya ku xiran afar sandood, taasoo hay’adaha xuquuqda bini’aadanka u hadlo (amnesty International) ku sheegtay in si xaqdaro ahi layskaga haysto oo waxba uusan sameyn. Ninkan oo reerkiisa dagan yihiin Canada iyo tuuloo yar oo ku taalo dhanka Ogadenia. Ninkan oo aad reerkiisa uga xun yihiin in si xaquul la’aan ahi layskaga xabsi geeyay oo ilaa hada la diidan yahay in lasoo siidaayo. Bashir Makhtal ehelkiisa oo Canada joogo ayaa Raysal Wasaaraha Canada Stephen Harper ka codsaday inuu Melez Zanawi ku dhaho soo wad Bashir Makhtal markuu imanayo Canada, isago Canada u imanayo inu ka qeyb qaato shirka weyn ee lagu qaban doono Canada … Read entire article »

Filed under: News

Hooyo Somali Caruurteedi Mindi Gelisay

Hooyo Somali ah oo dagan magaalada Winnipeg (Canada) ayaa labadeedi caruur mindi gelisay, cunug baby ah iyo mid sagaal jir ah, mindidaas oo walaasheed kula dagaalantay inay ka qabato. Walaasheedna waxa la sheegay inay mindi gashay la dagaalankaas laakiin isla maalintiiba cisbitaalka laga soo daayay. Hooyada ayaa hada ka hor askarta dhib ka gashay oo ahayd mid ay la socdaan xaaladeeda. Caruurta xaaladooda marki ugu horeysay aad bay u xumayd laakiin iminka wey fiicantahay. Hada ka hor baa qoraalo laga qoray in Somalida dagan gobolkaas ey dhib badan oo ka mid ah maskax xanuun (depression) ku dhacaan iyo wax yaalo ku saabsan caafimaad xunka laga helo qurbo joognimada. Hooyada maxkamad baa la saaray waxana lagu xukumay inay damacday inay disho caruurteeda. Sawiradan waxa weeye caruurti oo cisbitaal … Read entire article »

Filed under: News