SSC TIMES » Entries tagged with "somali family"
Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)
Jamaica (ssctimes.com) Labo gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaala dalka Jamaica kadib markii ay reerkooda ayago u sheegin nin ay saxiib u maleenayeen dhagaysteen oo hadalkiisa aamineen. Labada gabdhahood waxey daganaayeen dalka Canada reerkooda ayay labaduba dhib ku ahayd inay la noolaadaan mid waxeyba sheegtay inay guriga beri hore ka carartay. Labadan gabdhood ayaa nin ay yaqaaneen ku dhahay ma doonaysaan diyaarad inaan idiin jaro oo bilaa qarash ah oo dalxiis madoonaysaan inaad ku aadaan wadankayga Jamaica, gabdhaha waxey sheegeen inay aad ugu farxeen oo ticketkii ninka ka qaateen oo diyaarada u qaateen Jamaica reerkoodoo ogeyn arinta, laakiin markay magaalada Jamaica soo galeen la geeyay xaafad faqri ah oo dalxiiska siday u maleenayeen noqon waayay. Toban maalmood kadib markii la soo gaadhay waqtigii ay anbabaxi lahaayeen … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Degmo Promotes Positive Image of Somalia (Daawo)
UK (ssctimes.com) Degmo is a Centre For Somali Heritage and Rural Life, it encourages Somali youngsters to be proud of their culture and heritage, it shows Children born or brought up in the UK how their forth fathers or the real Somali life in village like setting. Degmo is often visited by groups of Somali Children across the UK, the tents resemble Somali ‘Aqal’ or house and at the same time it teaches Children about the Somali history. The centre is trying to show a positive side of Somalia, not the one promoted by the media, which is obsessed with ‘Pirates’ and the ‘Shabaab’ which they themselves created not the Somali people. The following video shows UCL (University College London) Somali student’s visit to ‘Degmo’, as they are shown … Read entire article »
Filed under: News
Somali Afartiisi Caruur Gowracay (Daawo)
Waxa maanta maxkamada magaalada Louisville xukuntay Saciid Biyad oo ah nin Somali ah, isagoo lagu eedeeyay inu afartiisi caruur gowracay xaaskiisina madaxa garuun kaga garaacay kadibna xoogay. Isagoo dadki difaacayay ku sheegeen inu waalanyahay laakiin baaritaano kale marki lagu sameeyay lagu doodayo inusan waalneyn. Diliinkan oo lagu sheegay inu ahaa mid aad u foolxun ayaa waxuu dhacay sanadkii 2006, guriga reerka daganaayeen ayuu ka dhacay. Ninkan wax badan bay doodiisa socotay oo la baarayay inu kas u dilay iyo inkale, maanta laakiin maxkamada waxay ku xukuntay inu dilay caruurtiisi xaaskiisina xoogay. Video hoos waxuu ku tusayaa war ka hadlaya diliinka uu sameeyay Siciid Biyad iyo waqtigii maxkamada socotay: English: A Somali native charged with murdering his four children in Louisville has been found competent for a second time to stand trial. … Read entire article »
Filed under: News
SSC Girl 16yrs Old Physically Abused By Somaliland Clan Militia
We have received reports of the physical abuse by the Somaliland Clan Militia in Buro, young girl aged 16yrs old who was wrongfully taken to prison by the Militia has been sexually abused by her captives according to allegations from the region. The girl who is originally from SSC has been studying in the town and is accused of nothing more than belonging to the SSC people and having the idea of a united Somalia. She was initially heard by colleagues of speaking about the torture in SSC to her friends and people around her who are part of the Somaliland Clan, she was then accused of belonging to SSC peace progression team, which she denies. Her parents are devastated by the news of abuse as it … Read entire article »
Reer Somali: Ninkan iyo Xaaskiisa Xukun Saara
Reer Muqdisho dagan ayaa maanta dalbaday in nin Malta dagan loo xidho oo warqad maxkamadeed bixiyay, kuwaasoo weli aad uga murugaysan geeridii iyo sidii foosha xumayd ee uu u geeriyowday wiilkooda. Wiilkan oo u shaqeenayay ninkan ay doonayaan in la xidho, kadib marki doontii uu kaluumaysiga ay iska qaraxday aana weli sifiican loo baarin lana ogeyn sababti ay u qaraxday. Reerka waxay ninkan ku eedeeyeen inu u sheegi waayay dadka doontani ku canshuuraysneyd iyo sababti ay u qaraxday taaso ay dhaheen waxa weeye doonta nidaamka wadamada Europe oo kale ma ahayn oo duug aan la dhowrayn bay ahayd. Reerka baa doonaya ninka iyo xaaskiisaba in loo saaro maxkamad si lacag ama xukumaad kale loo mariyo loona ogaado sababti dhibka u dhaceen. English: The family of a Somali migrant … Read entire article »
Filed under: News
Gabadh Laysku Haysto – Yaa Dhalay?
Gabadhan waxa isku haysta labo reer oo kala duwan, reer Ethiopian iyo reer Somali (Puntland) ah oo waxa weli la ogayn cidii xaqiiqdi dhashay. Marka iminka gabadha waxay joogtaa oo ay reerka Somali ka heleen magaalada Burco Waqooyiga Somaliya. Waxay wararka sheegayan in ay maxkamad islamiyan ah la saari doono oo wadaado ka socdo Puntland iyo Kuwo kale iskugu iman doonaan. Hay’ado baa sheegay inay ayaga raali ka yihiin inay bixiyaan qarashka loo baahan yahay in lagu sameeyo DNA ama dhiig baarka si loo ogaado cidii gabadhan dhashay. English: The court has reopened the hearing of the little girl case after the Somali family demanded the hearing of the case to be reopened. “The court will view this case of the possession of the young girl according to … Read entire article »
Filed under: News

Comments