SSC TIMES » Entries tagged with "somali girl"
Somali Girl Burnt By Husband (Daawo)
Kenya (ssctimes.com) Faduma Ahmed is a 17 year old Somali girl living in Nairobi (Kenya), she came to the world’s attention after speaking about her shocking story regarding the terrible pain and disfigurement that led to her current suffering. In a video aired in most Somali TV and websites, as well as social media portals such as facebook shows Faduma’s speaking in Somali tells her name and explains how the severe burns on her body were caused by her jealous husband, whom since the incident had disappeared and no longer in contact. She explains that at the age 14 she was made to enter into a marriage which lasted a short period, and soon after met her current husband who was often jealous of her. She describes that one … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)
Jamaica (ssctimes.com) Labo gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaala dalka Jamaica kadib markii ay reerkooda ayago u sheegin nin ay saxiib u maleenayeen dhagaysteen oo hadalkiisa aamineen. Labada gabdhahood waxey daganaayeen dalka Canada reerkooda ayay labaduba dhib ku ahayd inay la noolaadaan mid waxeyba sheegtay inay guriga beri hore ka carartay. Labadan gabdhood ayaa nin ay yaqaaneen ku dhahay ma doonaysaan diyaarad inaan idiin jaro oo bilaa qarash ah oo dalxiis madoonaysaan inaad ku aadaan wadankayga Jamaica, gabdhaha waxey sheegeen inay aad ugu farxeen oo ticketkii ninka ka qaateen oo diyaarada u qaateen Jamaica reerkoodoo ogeyn arinta, laakiin markay magaalada Jamaica soo galeen la geeyay xaafad faqri ah oo dalxiiska siday u maleenayeen noqon waayay. Toban maalmood kadib markii la soo gaadhay waqtigii ay anbabaxi lahaayeen … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Somali Mother Kills and Burns Her Daughter (Daawo)
Midlands (ssctimes.com) Iman Cumar Yusuf oo ah Hooyo Somali waxaa lasoo saaray maxkamad iyadoo lagu xukumay dilitaanka gabadheeda yar. Aliya Axmed Jamac oo sedex jir ah waxaa meedkeeda laga dhex helay qolka guriga iyadoo mindi badan la galgaliyay kadibna la dhex dhigay kimikada jirka gubto ee loo yaqaan ‘Acid’ (ama asidka). Hooyada gabadha Iman Cumar Yusuf (25 jir) ayaa la sheegay inay tahay qof madaxa ka xanuuunsanaya oo waxba kala ogayn, kadib markay sedex dhaqtar oo ku taqasusay dadka waalan sheegeen inay hooyada fiyoobeen oo maxkamada xitaa iska difaaci Karin oo qof waalan tahay. Waxa la sheegay inay hooyada ay isla hadasho waxyaabo la arkeyna dhahdo waan arkaa, laakiin marki maxkamada la keenay waxa kaliya oo la dhahay sheeg magaceeda, aqalkey ku nooshahay iyo inta sano oo ay … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Shukaansiga Wadaada iyo Aqoonyahanta (Daawo)
World (ssctimes.com) Miyaadan jecleyn inaad barato amo aad u muuqatid gabadh wanaagsan oo wadaad ah? laakiin adiga hadaadan wadaad ahayn maxaad sameyn kartaa? daawo videogan oo uu soo diyaaray wiil siinayo waano raga Somaliyeed sida gabdhaha wadaada loo shukaansado, waxuu tilmaamayaa ugu horeyntii waxa la sameeyo si ay gabadha wadaada ah kuugu aragto nin fiican. Wiilka videogan waxey u egtahay inuu soo maray dhibaatooyin badan kadibna ku qasabtay inuu barto siyaabaha loo shukaansado gabdhaha wanaagsan ee wadaada ah, markaa nala daawo videogan mijaajiada ah ee wiilkii soo sameeyay inoo sheegay inay ku qaadatay mudo dheer inuu ku ogaado siyaabaha loo baran karo gabadh wanaagsan. // Waanda wiilkan bixiyay waxaa ka mid ah: 1) Abu cudayba kadaab la bax 2) Yaan lagaa gar weynaan 3) Salaada Marqaati u hayso 4) Dhafoorka madow ka dhig 5) … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Gabdho Somali Sun Isku Dilay
London (ssctimes.com) Labo gabdhood oo la sheegay inay Soomaali yihiin ayaa meydkooda laga helay guri fooq ah oo ku yaala Koonfur galbeed ee magaalada London, Booliska ayaa sheegay in dadka Jiiraanka ah ay soo gaadhsiiyeen warka ah in qof dumara oo gurigaa degenayd ay is dishay iyadoo boolisku markii ay halkaa gaadheen ay ka heleen gurigaa oo ka koobnaa sadex dabaq meydkii labadaa dumara oo degenaa dabaqa labaad ee gurigaa, Labadaa dumara oo da,doodu ahayd 20 jiro ayaa Boolisku ku sheegay baadhitaanadii ugu horeeyey inay soo iibsadeen Kiimiko Sun ah isla markaana ay cabeen labadaa hablood ee Soomaaliyyed halkaana ay ku dhinteen, Dadka Jiiraanka ah ayaa u sheegay Booliska in labadaa Hablood mid kamida ay gurigaa kireysatay mudo shan bilood ka hor ah gabadhaa oo jirtay ilaa 20 jir sida … Read entire article »
Filed under: News
Qiso Naxdin Leh: Mustaqbal Lumay (Listen)
World (ssctimes.com) Sheeko naxdin leh oo ku dhacday gabar dhalinyaro ah oo baratay nin ay u maleynaysay inu nin fiican yahay laakiin xaalad xun kasoo martay, gabadhan oo la siray markay ninka aamintay. Gabadha waxey mooday inu ninka guur iyo wanaag ka doonayo laakiin waxa cadaatay inu ninka xumaan doonayay. Gabadhan ayaa noqotay gabadh waqtigeedi iyo mustaqbalkeedi la baabi’yay. Sheekadan waxa la hubaa inay si rasmi ah gabdho Somali iyo kuwo kaleba ku dhacday, waa sheeko mar badan laga arkay wararka caalamiga oo gabdho ku dhacay ka sheekeeyay, laakiin gabdhaha Somalida haday ku dhacdo laga yaabaa inaysan TV soo hor fadhiisanayn oo aysan ka sheekeyn karin. Taasoo keentay in loo arkayo gabadha inay xuntahay xitaa hadii la siray ay dadka intooda badan fahmi karin. Si kastaba ha … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Please Help Dhudi – Fadlan Caawi Dhudi
Somalia (ssctimes.com) Dhudi Hassan Fadal is suffering from as yet undiagnosed ailment. the malignant tumors seen on her cheek and mouth is fast growing. If not treated properly in time it could become fatal. She is poor and cannot afford medical and other expenses to manage her case. Brought recently from the countryside, she is currently living with her daughter in Buhodle town, Somalia. Dhudi needs your help. We are appealing to all people with compassion and humanitarian spirit to extend their hands to Dhudi. Your assistance however small can help. Also, Please make Dhudi’s plight heard to others who could help. Thank you. The following people may be contacted on behalf of Dhudi. They can facilitate contact with Dhudi Hassan Fadal: Farhiya Adan Ali (daughter) Tel: 002522-4404258 Ahmed Mohamud … Read entire article »
Filed under: News
Hooyo Somali Caruurteeda Dishay (Daawo)
Seattle (ssctimes.com) Hooyo Somali oo caruurteeda Irmaajo kusoo xidhay intay gurigii ka baxday caruurtiina meeshi ku jireen 10 saac in ka badan, kadibna 2 cunug dhinteen inta kalena xaaladoda xuntahay. Mucjisadan yaabka miiran waxey ka dhacday magaalada Seattle ee Mareykanka, taasoo shacabka Somali naxdin u keentay, dariskana aad uga xumaadeen caruurta daryeelka xun ee lagu hayay. Irmaajada caruurta lagu xidhay waxey jireen 1 jir ilaa 7jir, si aysan uga soo bixin waxey irmaajada hor dhigtay Sariir culus. Markaa caruurta awood umaysan helin inay kaga soo baxaan irmaajada. Maanta ayaa maxkamad la bilaabay in la geeyo arinta hooyadan Somali ee caruurteeda baahi iyo dayactir ku dishay. English: Edyan Farah, 28, allegedly put all five of her children – aged one through to seven – into the small closet and pushed a bed in front … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Sheeko: Layla iyo Qays
Somalia (ssctimes.com) Layla iyo Qays, waa sheeko jacel ah oo ka mida sheekooyinka ugu caansan bariga dhexe,sheekadan waxay taariikhdeedu u noqneysaa ilaa qarnigii 7aad,Layla iyo Qays waa sheeko sida oo kale ku faaftay waqooyiga Afrika iyo India, hadaba Layla iyo Qays maxay ahaayeen? sheekadoodu siday se u dhacday? Nin la odhan jiray madjnun (ninkii waalnaa) oo magaciisa caadiga ahi uu ahaa Qays ayaa Layla kula kulmay si kedis ah meel ay dumar xaflad ku lahaayeen dabadeed wuxuu bilaabay inuu geeliisii gawraco munaasibadaa haweenka awgeed,haweenkan waxaa ku jirtay Layla, Layla waxay jacayl u qaaday Qays isna mid kii la mida ayuu u qaaday, si dhakhso ah ayuu Qays u doonay layla in uu u geed fadhiisto oo wuu weydiisto Aabaheed ,balse nasiib daro layla Aabaheed hore ayuu nin kale ugu balan qaaday … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Sheeko: Mucjiso Reer Ku Dhacday
UAE (ssctimes.com) Qisadani waxay ku dhacdey gabadh dhigan jirtey kulliyada shareecada ee jaamacad ku taalla mid ka mid ah dawladaha Khaliijka, gabadhani waxay lahayd cod aad u qurux badan isla markaana waxay akhrin jirtey habeen kasta qur’aanka kariimka. Hooyadeed habeen kasta marka ay sii seexaneyso waxay is taagi jirtey albaabka qolka hortiisa waxayna dhageysan jirtey oo maqli jirtey codka wanaagsan ee inanteedu ku akhrineyso qur’aanka, sidaas ayuu xa…alku ahaa muddo dheer ilaa ay maalin maalmaha ka mid ah ay xanuunsatey inantii. Qoyskii ay ka dhalatey ayaa ula cararey cusbitalka, maalmo ayey ku jirtey dhakhtarka ilaa halkaas rabi ku oofsadey, qoyskeedii wey argagexeen markaa maamulka cusbitalka uu ku wargaliyey geerida inantoodii. Laakiin warka geerida inantu waxa uu aad ugu cuslaa hooyadeed oo aad uga murugootey, maalintii koobaad ee geerideedu waxay ku ahayd hooyada … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Child With Bleeding Eyes – Gabar Indhaha Ka Dhiigayso (Daawo)
Awdal (ssctimes.com) Somali Child 11 years old with ‘bleeding eyes’ please be advised the following video may shock some people. Please pray for this little girl who is suffering and has no access to good medical care. The bleeding started when she was 9 years old and it has increased over the past two years, according to her mother “the blood comes every day, whether she is studying, eating, sleeping or crying the blood just comes”. The images and sound were filmed when the girl came to her nearest regional town Awdal (North Somalia) to see a doctor who is regarded to be more knowledgeable compared to the one she was previously in contact with in her village. The doctor speaking in the video confirmed … Read entire article »
SSC Girl 16yrs Old Physically Abused By Somaliland Clan Militia
We have received reports of the physical abuse by the Somaliland Clan Militia in Buro, young girl aged 16yrs old who was wrongfully taken to prison by the Militia has been sexually abused by her captives according to allegations from the region. The girl who is originally from SSC has been studying in the town and is accused of nothing more than belonging to the SSC people and having the idea of a united Somalia. She was initially heard by colleagues of speaking about the torture in SSC to her friends and people around her who are part of the Somaliland Clan, she was then accused of belonging to SSC peace progression team, which she denies. Her parents are devastated by the news of abuse as it … Read entire article »

Comments