// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somali london"

SSC London Meeting March 2011 (Daawo)

London (ssctimes.com) The SSC meeting in London on the 26 March 2011 was well organised and attendees were larger than anticipated, it was a reflection of the ever increasing number of supporters joining the SSC. People on the panel, that were hosting the event spoke about the coming large SSC event that London will be hosting soon and the purpose of that event. They explained the extent of preparation that is been conducted behind the scenes and what is needed from the wider general SSC patriots in the UK. SSC patriots from Birmingham, Manchester, Leicester and Scotland were among the attendees. It was a structured well delivered meeting. Somali: Jaaliyada SSC UK ayaa shir aad u baaadhan iskugu timid sabtidii 26 March 2011, taasoo laga hadlayay abaabulka soo … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Attention: SSC London Meeting 26 March 2011

London (ssctimes.com) Attention to all SSC UK, there will be important SSC meeting on Saturday 26th March 2011 in London. The meeting will host SSC patriots from all over the UK, all SSC people in London and surrounding regions are advised to attend. The purpose of the meeting is to discuss the large SSC Diaspora event which London will host. SSC delegates from around the world will be coming to your city, therefore, on Saturday you will learn how you can participate in the SSC Diaspora event. More info: Date: 26th March 2011 Time: 3pm – 8pm Address: The Dominion Centre 112 The Green, Southall, UB2 4BQ By Bus: 105,120,H32,E5 By Train: Southall Train Station Contact details: DR Mahamed Abdi Rahman 07944383090 Iimaan Hasan 07846105533 Hasan Iise (Hasan Qase) 07912380796 Somali Shacabka SSC ee ku nool dalka … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Degmo Promotes Positive Image of Somalia (Daawo)

UK (ssctimes.com) Degmo is a Centre For Somali Heritage and Rural Life, it encourages Somali youngsters to be proud of their culture and heritage, it shows Children born or brought up in the UK how their forth fathers or the real Somali life in village like setting. Degmo is often visited by groups of Somali Children across the UK, the tents resemble Somali ‘Aqal’ or house and at the same time it teaches Children about the Somali history. The centre is trying to show a positive side of Somalia, not the one promoted by the media, which is obsessed with ‘Pirates’ and the ‘Shabaab’ which they themselves created not the Somali people. The following video shows UCL (University College London) Somali student’s visit to ‘Degmo’, as they are shown … Read entire article »

Filed under: News

Qiso Cajiib: Mubaarak iyo Ruun

London (ssctimes.com) Dhacdadaan ayaa waxay u dhaxeysay lamaane Somaliyadeed oo ay dhex martay isbarasho yaab leh, waxaa hubaal akhristaha sharafta lahow, inaad yaabi doontaan. Dhacdadaan lamaanaha ee dhax martay ayaa waxaa lagu kala magacaa Mubaarak iyo Ruun. Mudane Mubaarak oo inala soo xiriiray ayaa inooga waramay sidii ay wax u dhaceyn, waxayna ku bilaabaneysaa sidatan: Magacaygu waa Mubaarak waxaan ku dhashay waqooyiga Somaliya degmada Gabiley, balse waxan kusoo bar-baaray magaaladda waqooyiga Somaliya ee Hargeisa, waxbarashadaydana halkaa baan kusoo qaatay. Sanadkii 2000 ayaa waxaa inoo suurta gashay dhamaan inta xubnood ee uu ka kooban yahay qoyskayga inaan u soo duulno dalka Ingiriiska. Mudo markaan joogay magaaladda London ayaa aniga iyo wiil aanu saxib-nahay si-dalxiis u tagnay caasimadda labaad ee Ingiriiska. Alle wuxuu qadaray soo laabashadkii in aanu kusoo laabaneynay London … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Attention: SSC London Meeting 17th August 2010

London (ssctimes.com) Attention to all SSC London, there will be important SSC meeting on Tuesday 17th August, all London SSC patriots will get to meet and hear Garaad Jaama Garaad Ismaaiil who has recently come back from the SSC region, it is not to be missed and advance booking is unavailable so be there on time to take your seat. The meeting will be held at the prestigious Ramada Hotel near Ealing common tube station, parking is likely to be free after 5pm, however, please do check in advance by contacting your local SSC officers. Full address of the location: Ramada Jarvis Ealing Hotel, Place page The Common, London W5 3HN. Time: The meeting is expected to start at 5pm in the afternoon and will finish at 11pm. If you require further details regarding … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Somali Woman Stabs In Brought Day Light

Magaalada London (UK) maanta Dumar Somali ah oo magaceeda lagu sheegay Annisa Cabdi Cabdillahi ayaa la dagaalantay naag ajaanib ah, dagaalkasoo ka dhacay meesha dumarka xunxun ku iibiyaan jirkooda, meeshaas oo ay naagti Somalida aheyd naagtii kale mindi xabadka kaga galisay. Dadkii dagaalka daawanayay ayaa sheegay inu dagaalka ka bilowday banaanka jidka hortiisa, taasoo naagti Somalida aheyd dadkoo wada arkayo mindi lasoo baxday taasoo ay isla markiiba naagtii kale gelisay. Annisa Cabdi Cabdillahi askarti meesha yimid ayaa xiray naagtii kalena waxa la sheegay inay si aad ah mindida u gelin oo ay xaaladeedu soo fiicnaanayso laakiinse weli ku jirto cisbitaal. Askarta waxey sheegeen inay Annisa la geyn doono maxkamad berito iyadoo lagu eedeyn doono inay damacsaneyd inay disho oo kaw kasiiso naagtii ajaanibka ahayd. English: Somali Woman has been accused of … Read entire article »

Filed under: News

Waa Xafladii Dalkayaga iyo Calankayaga

Waa sanad guuradii calanka bluuga laga taagay gobolada waqooyi iyo meelwalbo Somali ah, waa sanad guuradii aan u dabaal dagi jirnay sanad walbo 26 June, taas oo aan ku xusi jirnay dadkii naftooda u huray dalka iyo dadkaba difaacooda, waa sanad guurad muhiim ah. Dalka ingiriiska Somalida ku dhaqan waxa la ogaysiinayaa inay nagala soo qeyb galaan xafladan balaadhan oo ay soo bandhigayaan dadka SSC iyo Somali oo dhan, Somalia intaynu noolnahay kaliya ma noolaanaysee weligeed bay noolaan, laakiin intaynu noolnahay waa in wixi nagu waajib ah inaan dalkayaga u sameyno qabano. Xafladan warbixinteeda: Location / Goobta: Tudor Rose, 68 The Green Southall, London UB2 4BG. Date / Maalinta: Friday 25 June 2010 Time / Waqtiga: 6pm – 4am Price / Lacagta lagu galayo: £20 Waxii war … Read entire article »

Filed under: News

Nin Wiil Somali Dilay: Maanta Lagu Xukumay 22 Sano Xabsi

Maanta waxay maxkamada wadanka UK xukuntay ninkii dilay Hassan Kul Hawadleh oo ahaa wiil 20 jir ah oo jaamacad dhigta oo bishi Febraayo mindi wadnaha laga geliyay magaalada London xaafada Wealdstone, kadib markii isaga iyo saaxiibkiis ay soo weerareen rag badan oo loo gartay inay Somali ahaan un usoo aadeen wiilashan. Wiilasha midna xaga danbe ayay mindida ka gashay midna wadnaha, Hassan waxu doonayay saxiibkiis oo la dilayo inuu badbaadiyo marka mindidi baa lagula soo jeestay (alaah yaa raxma, ilaahay janadi fardowsa hageeyo aamiin). Ninka dilay (Abdul Khan) oo maanta la dhahay waxa lagu xukumaya ‘life’ ama xabsi nololeed waxuu xirnaanaya 22 sano, ninkaasoo ah qaxooti ka yimid dalka Afghanistan. Maanta ninki xukamayay ayaa ku yiri: “wiilki waxaad mindi ka gelisay garabka hadana waad ku celisayo … Read entire article »

Filed under: News