SSC TIMES » Entries tagged with "somali nairobi"
Somali Girl Burnt By Husband (Daawo)
Kenya (ssctimes.com) Faduma Ahmed is a 17 year old Somali girl living in Nairobi (Kenya), she came to the world’s attention after speaking about her shocking story regarding the terrible pain and disfigurement that led to her current suffering. In a video aired in most Somali TV and websites, as well as social media portals such as facebook shows Faduma’s speaking in Somali tells her name and explains how the severe burns on her body were caused by her jealous husband, whom since the incident had disappeared and no longer in contact. She explains that at the age 14 she was made to enter into a marriage which lasted a short period, and soon after met her current husband who was often jealous of her. She describes that one … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
SSC Nairobi Welcomes The King: Garaad Jaama Garaad Ismaaiil Duale (Daawo)
Garaad Jaama Garaad Ismaaiil Duale received a welcome worthy of a king from a large crowd of SSC and Somali people in Nairobi, after his plane landed in the capital airport. Thousands of people gathered to shake hands and thank the Garaad for the important role he has played and continues to play in the unification and progression of the SSC. The Garaad was given a handmade beautiful flower necklace, as people sung ‘Our King We Welcome’ and ‘Long Live SSC’, while they carried the blue Somali flag with visible embroidery stating the much loved three letters S S C. It was a festive day for many of the Somali residents in Nairobi, as people from all over the city of Nairobi gathered at the airport and waited … Read entire article »
Somali Boy Killed For His Organs
Xerada qoxootiga Xagardheer (Kenya), waxaa manta laga helay wiil Somali oo lagala baxay beerka, wadnaha iyo kelyaha meedkiisana lasoo dhigay xerada dhexdeeda dhanka ay dagaan Sudanta. Meeshaas oo buuq iyo rabsho ka bilaabatay markii meedkaa la helay. Wiilka waxa lagu tilmaamay inuu yahay 14 jir, lamina oga qofka falkaa xun ka danbeeyay. Maha markii ugu horeysay oo qof Somali ah sedan lagu sameeyo, hada ka hor nin Somali oo daganaa wadanka Koonfurta Africa (South Africa) ayaa sidan lagu sameeyay. Wadamada qurbahana waxa jira waxa af ingiriiska ladhaho ‘Postmortum’ oo ah baaritaan qofka meedka ah lagu sameeyo taasoo lagu ogaado sidu u dhintay, Somalida inta badan wey diidan in ehelkooda lagu sameeyo taasoo ay ka baqayaan in xubnahooda laga soo saaro. Dalka India hada ka hor nin baa xaaskiisa kelyeheeda lacag ku qaatay … Read entire article »
Filed under: News
Waxa La Raadinaya 270 Somali
Anthony Joseph Tracy waa nin u dhashay dalka Cuba (Kuba) ayaa lagu haystaa inu dalka Mareykanka si sharci daro ah ku geliyay 270 qof oo Somali ah, isago isticmaalay hayad ka shaqeysa dhoofitaanka taasoo isaga uu ka sameystay dalka Kenya. Marki mudo la baaray ayaa la ogaaday inu ninkan Somalida ku nool Kenya ka caawin jiray inay si sharci daro ah ku galaan dalka mareykanka. Askarta magaalada Virginia (Mareykanka) weli maysan helin meeshay ku sugan yihiin dadkan lagu sheegay inay gaarayaan 270 qof oo wada Somali ah. Waxa kalo ninkan lagu eedeeyay inu ku dhacay suaalo ku saabsan inu dadka argagaxisada Somaliya ka dagaalanta uu caawiyay ama xiriir la yeeshay waqtigi uu ku sugnaa Kenya. Askarta weli wey raadinaysaa 270 Somali uu … Read entire article »
Filed under: News
HRW: Ku Soo Dhawoow Kenya
Hayada xuquuqda biniaadanka ka shaqeyso Human Rights Watch (HRW) waxay soo bandhigtay baaritaankoodi eegayay sida dadka Somalida ee kasoo gudubta xuduuda Somaliya una socota dalka Kenya ula dhaqmaan askarta Kenya. Waxay HRW soo saartay report 99 bog ah, oo ay u magac bixiyeen ‘Ku Soo dhawoow Kenya’. Taasoo ka sheekeenaya cadeyn ay hayaan inay askarta Kenya Somalida masaakiinta ahe kazoo carareysa dhibaatooyinka ka jira dalka Somaliya si aad u xun loola dhaqmo. Hayada waxay sheegtay in afartii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2010, xuduuda u dhaxeysa Somaliya iyo Kenya soo gudbeen 40,000 Somali, kuwaasoo u socday inay aadaan xerada qoxootida Dadaab, oo la sheegay inay ku jiraan 300,000 Somali wada ah. Hayada HRW oo xafiiskooda yahay New York (America), waxey sheegtay inay 100 qof oo xerada Dadaab wareysi ka qaaday … Read entire article »
Filed under: News
Mohamed Olad Masoo Gali Karo Dalka Britain
Mohamed Olad Hassan wariyaha BBC World Service uga soo warama dalka Somaliya, waxa loo diiday inu soo galo dalka Britain isago loogu wacay inay Golaha Barlimanka Britain siiso Bilad Sharaf weriyenimo, isago la doonayay in loogu tahniyadeeyo sida wacan uu wararka Somaliya iyo tan Kenya ugu soo bandhigo aduunka. Mohamed Olad Hassan waxa doortay inay biladan siiyaan, raga xilsaar weyn kaga fadhiya Barlimanka Britain, taasoo laga soo doortay magaciisa marki ay eegeen weriyeyaal badan. Xildhibaanada wararka kaga qaabilsan Barlimanka Britain waxay Mohamed Olad u hagaajiyeen inu ka qeyb galo 2 isbuuc oo wareysiyo, shirar iyo casho sharafta biladaha lagu bixinayo. Laakiin iminka kuli wixii loo qabanqaabiyay inuu ka qeybqaatoo dhan waa laga noqday, kadib markay wasaarada dibada u fadhido dalka Kenya (British High Commission in Nairobi). Waxa la sheegay inu … Read entire article »
Filed under: News
Qaraxii Nairobi iyo Mudaaharaadkii Maanta (Daawo)
Maanta waxa dalka Nairobi ka dhacay mudaaharaad aad u weyn oo looga soo horjeedo qaraxii foosha xumaa ee dhacay taasoo dad aad u fara badan oo shicib ahi ku dhinteen. Dadkaasoo muujiyay murugo aad u weyn oo looga soo horjeedo dadkii falkan ka danbeeyay. Soomaalida ku nool wadanka kenya gaar ahaan caasimada Nairobi ayaa walaac xoogan ka muujiyay laba qarax oo xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka kenya Ganacsatada ku dhaqan dalka kenya ayaa sheegay in arintaan ka cabsi qabaan in saameyn ku yeelato ganacsigooda waxayna sheegeen inay ka walwalsanyihiin booliiska oo baaritaano ku sameyn doono goobaha ay ku badanyihiin shacabka soomaalida Waxayna saameyn xoogan ku yeelan doontaa iyadoo soomaalida ku dhaqan kenya ay durba laga dareemayo feejignaan xoogan taasi oo ka dambeysay qaraxii lala eegtay dad dibad bax … Read entire article »
Filed under: News
Dumarka Somalida Eastleigh Nairobi
Dumar cidlo iyo dhib haysato oo sheegtay in ragoodi alshabaab wada dishay ayaa iskugu yimid magaalada Eastleigh, dumarkano ahaa ganacsato ka shaqaysata suuqa Eastleigh Nairobi wadanka Kenya. Dumarkan oo wararka ka soo baxa dalka u sheegay inay yihiin ‘Diindiin aan lahayn difaac’, qof ehel ahina uusan ka joogin Europe ama America oo meeshani ku haysato cidlo aad u weyn, taas oo ku kaliftay inay is aruursadaan oo wehel iska dhigtaan. English: This is the statement from the women: “We are like turtles without shells, completely unprotected,” says Istiqlal Harian Farah, a 35-year-old Somali mother of three children, two of them now dead. “We have no male relatives here, nobody outside in Europe or America to send us money, nobody in Somalia who can look after us. When someone pulls our dress … Read entire article »
Filed under: News

Comments