SSC TIMES » Entries tagged with "Somali Pakistan"
Somali Was In The Pakistan Air Crash (Daawo)
Pakistan (ssctimes.com) Somali Father and Businessman Samatar Bashir from Somalia is reported to be among those on the ill-fated Pakistani flight that crashed on Wednesday near Islamabad. According to reports a senior Somalian embassy official was seen comforting the anxious son of Samatar. The plane was domestic air flight going from Karachi to Islamabad, the accident was the worst in Pakistan to date as all 152 people on board are all reported to be dead. See the report from AP regarding the crash: Somali: Diyaaradi Arbacada ku dhacday meel u dhow magaalada Islamabad (Pakistaan) waxa ku jiray nin Somali ah oo lagu magacaabay Bashiir Cali Samatar (ilaahay ha u naxariisto), waxaa lagu sheegay inuu ganacsade ahaa, oo ka mid ahaaa dadkii 152 qof ee ku dhintay qaraxii diyaaradi Airblue ee soo dhacday. Weli dadka … Read entire article »
Filed under: News
Wasiirka Somaliya Pakistan: Booqday Jaamacada Yemen
Wakilka Somaliya u fadhiyo dalka Pakistan Abdi Salam Haji Ahmed Liban ayaa booqasho ku tagay Jaamacada caalamiga ah ‘International Islamic University of Islamabad’ taas oo la sheegay inuu kula kulmay Dr Anwar Saddiqui oo ah wakiilka jaamacadaas, asalkiisana ah nin u dhashay dalaka Pakistan. Jamacada diinta islamka Yemen waxay furnayd 25 sano, taas oo uu Dr Anwar meesha ka sheegay inu marki ugu horeysay uu ku bilaabay 13 arday iyo hal mabda oo laga baran jiray. Laakiin maanta jaamacadu waxay leedahay 20,000 arday iyo sagaal mabda ama xisado kala duwan. English Abdi Salam Haji Ahmed Liban, Ambassador of the Somali Republic in Pakistan called on Dr. Anwar Hussain Siddiqui, President International Islamic University, Islamabad (IIUI) who briefed him about objectives, functioning and achievements of … Read entire article »
Filed under: News

Comments