// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somali pirates"

Somali Doon Ku Aaday Gujarat

Todobo nin oo Somali ah ayaa maanta laga helay xeebta magaalada Gujarat (India) ayagoo doon Somalia kasoo raacay kuna yimid magaaldaas, laakiin cunto iyo biyo haysan oo xaaladodana xuntahay. Nimankan waxa arkay hindi kaluumaysato ah markaana askarta wadanka ugu wacay, waxa 7 nin la geeyay cisbitaal la sheegay inay askar ku ilaalinayso inti laga baarayo siday doonta ugu imaadeen dalka India. Todobada nin waxey sheegeen in ayago kaluumeysanayo Somaliya soo weerareen rag burcad badeed ah oo ka qaateen wax walbo oo ay haysteen kuna soo daayeen bada weyn ee u dhaxeysa India iyo Somalia (Indian Ocean). Askarta magaalada Gujarat ayaa sheegtay inay raadinayaan siday nimanka warka ay sheegayaan u xaqiijin lahaayeen ayago sheegay inay ka shakisan yihiin inay nimankanba yihiin burcad badeed. English: The Gujarat marine police Saturday began investigating the seven Somali … Read entire article »

Filed under: News

Somali Burcad badeedka Germany (Daawo)

Waxa wadanka Germany magaalada hamburg jooga 10 nin oo loo haysto inay Burcad badeed yihiin. Kuwaasoo aduunka dhan eegayo sidi loo xukumi doono, taas oo dadka difaacayo iyo dadka xaquuqda biniaadankaba eegayaan iyadoo ay ku xirnaan doonto sida wadamada kale yeeli doonan hadii burcadbadeedka doon ay leeyihiin qabsadaan. Lawyerka difacaya dadka lagu haysto inay yihiin Somali burcad badeed ayaa sheegay inay denbi lahayn oo qaarkood dad iska shaqeysanyay oo maskiin ahaayeen. Waxuu ka hadlay wiil lagu dhahay kaalay naga caawi doonata lacag baan ku siineena oo dhibkan loo keenay. Isaga oo waxyaabo kalena ka hadlay. Maanta mareykanka xarunta UN waxa ka dhacay shir weyn oo ka hadlaya sidi doomaha shicibka ama dadka baayac mushtarka leeyihiin loo ilaalin laha ama loo kordhim laha difaaca ay kaga hortagi karaan burcad … Read entire article »

Filed under: News

Madaxweynaha Turkey: Yahuuda Waa Somali Burcad Badeed

Madax weynaha Turkeyga Tayyip Erdogan waxuu dhahay waxay Yahuuda sameynayso waa sida Somali Burcad Badeedka, wax walbo bay doonayaan inay dumiyaan oo nabad iyo wanaag ma doonayaan. Aduunko dhan baa soo qoray oo la yaabay inu Somali Burcad Badeedka iyo Yahuuda is barbardhigo. Tayyip Erdogan waxuu qudbada u jeediyay mar uu ka hadlayay sidi loo galay dadkii Turkiga ahaa oo yahuudi dishay. … Read entire article »

Filed under: News