SSC TIMES » Entries tagged with "somali women"
Somali Girl Burnt By Husband (Daawo)
Kenya (ssctimes.com) Faduma Ahmed is a 17 year old Somali girl living in Nairobi (Kenya), she came to the world’s attention after speaking about her shocking story regarding the terrible pain and disfigurement that led to her current suffering. In a video aired in most Somali TV and websites, as well as social media portals such as facebook shows Faduma’s speaking in Somali tells her name and explains how the severe burns on her body were caused by her jealous husband, whom since the incident had disappeared and no longer in contact. She explains that at the age 14 she was made to enter into a marriage which lasted a short period, and soon after met her current husband who was often jealous of her. She describes that one … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Two Somali Girls In Jamaican Prison (Daawo)
Jamaica (ssctimes.com) Labo gabdhood oo Somaliyeed ayaa ku xiran xabsi ku yaala dalka Jamaica kadib markii ay reerkooda ayago u sheegin nin ay saxiib u maleenayeen dhagaysteen oo hadalkiisa aamineen. Labada gabdhahood waxey daganaayeen dalka Canada reerkooda ayay labaduba dhib ku ahayd inay la noolaadaan mid waxeyba sheegtay inay guriga beri hore ka carartay. Labadan gabdhood ayaa nin ay yaqaaneen ku dhahay ma doonaysaan diyaarad inaan idiin jaro oo bilaa qarash ah oo dalxiis madoonaysaan inaad ku aadaan wadankayga Jamaica, gabdhaha waxey sheegeen inay aad ugu farxeen oo ticketkii ninka ka qaateen oo diyaarada u qaateen Jamaica reerkoodoo ogeyn arinta, laakiin markay magaalada Jamaica soo galeen la geeyay xaafad faqri ah oo dalxiiska siday u maleenayeen noqon waayay. Toban maalmood kadib markii la soo gaadhay waqtigii ay anbabaxi lahaayeen … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Somali Mother Kills and Burns Her Daughter (Daawo)
Midlands (ssctimes.com) Iman Cumar Yusuf oo ah Hooyo Somali waxaa lasoo saaray maxkamad iyadoo lagu xukumay dilitaanka gabadheeda yar. Aliya Axmed Jamac oo sedex jir ah waxaa meedkeeda laga dhex helay qolka guriga iyadoo mindi badan la galgaliyay kadibna la dhex dhigay kimikada jirka gubto ee loo yaqaan ‘Acid’ (ama asidka). Hooyada gabadha Iman Cumar Yusuf (25 jir) ayaa la sheegay inay tahay qof madaxa ka xanuuunsanaya oo waxba kala ogayn, kadib markay sedex dhaqtar oo ku taqasusay dadka waalan sheegeen inay hooyada fiyoobeen oo maxkamada xitaa iska difaaci Karin oo qof waalan tahay. Waxa la sheegay inay hooyada ay isla hadasho waxyaabo la arkeyna dhahdo waan arkaa, laakiin marki maxkamada la keenay waxa kaliya oo la dhahay sheeg magaceeda, aqalkey ku nooshahay iyo inta sano oo ay … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Gabdho Somali Sun Isku Dilay
London (ssctimes.com) Labo gabdhood oo la sheegay inay Soomaali yihiin ayaa meydkooda laga helay guri fooq ah oo ku yaala Koonfur galbeed ee magaalada London, Booliska ayaa sheegay in dadka Jiiraanka ah ay soo gaadhsiiyeen warka ah in qof dumara oo gurigaa degenayd ay is dishay iyadoo boolisku markii ay halkaa gaadheen ay ka heleen gurigaa oo ka koobnaa sadex dabaq meydkii labadaa dumara oo degenaa dabaqa labaad ee gurigaa, Labadaa dumara oo da,doodu ahayd 20 jiro ayaa Boolisku ku sheegay baadhitaanadii ugu horeeyey inay soo iibsadeen Kiimiko Sun ah isla markaana ay cabeen labadaa hablood ee Soomaaliyyed halkaana ay ku dhinteen, Dadka Jiiraanka ah ayaa u sheegay Booliska in labadaa Hablood mid kamida ay gurigaa kireysatay mudo shan bilood ka hor ah gabadhaa oo jirtay ilaa 20 jir sida … Read entire article »
Filed under: News
Qiso Naxdin Leh: Mustaqbal Lumay (Listen)
World (ssctimes.com) Sheeko naxdin leh oo ku dhacday gabar dhalinyaro ah oo baratay nin ay u maleynaysay inu nin fiican yahay laakiin xaalad xun kasoo martay, gabadhan oo la siray markay ninka aamintay. Gabadha waxey mooday inu ninka guur iyo wanaag ka doonayo laakiin waxa cadaatay inu ninka xumaan doonayay. Gabadhan ayaa noqotay gabadh waqtigeedi iyo mustaqbalkeedi la baabi’yay. Sheekadan waxa la hubaa inay si rasmi ah gabdho Somali iyo kuwo kaleba ku dhacday, waa sheeko mar badan laga arkay wararka caalamiga oo gabdho ku dhacay ka sheekeeyay, laakiin gabdhaha Somalida haday ku dhacdo laga yaabaa inaysan TV soo hor fadhiisanayn oo aysan ka sheekeyn karin. Taasoo keentay in loo arkayo gabadha inay xuntahay xitaa hadii la siray ay dadka intooda badan fahmi karin. Si kastaba ha … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Please Help Dhudi – Fadlan Caawi Dhudi
Somalia (ssctimes.com) Dhudi Hassan Fadal is suffering from as yet undiagnosed ailment. the malignant tumors seen on her cheek and mouth is fast growing. If not treated properly in time it could become fatal. She is poor and cannot afford medical and other expenses to manage her case. Brought recently from the countryside, she is currently living with her daughter in Buhodle town, Somalia. Dhudi needs your help. We are appealing to all people with compassion and humanitarian spirit to extend their hands to Dhudi. Your assistance however small can help. Also, Please make Dhudi’s plight heard to others who could help. Thank you. The following people may be contacted on behalf of Dhudi. They can facilitate contact with Dhudi Hassan Fadal: Farhiya Adan Ali (daughter) Tel: 002522-4404258 Ahmed Mohamud … Read entire article »
Filed under: News
Hooyo Somali Caruurteeda Dishay (Daawo)
Seattle (ssctimes.com) Hooyo Somali oo caruurteeda Irmaajo kusoo xidhay intay gurigii ka baxday caruurtiina meeshi ku jireen 10 saac in ka badan, kadibna 2 cunug dhinteen inta kalena xaaladoda xuntahay. Mucjisadan yaabka miiran waxey ka dhacday magaalada Seattle ee Mareykanka, taasoo shacabka Somali naxdin u keentay, dariskana aad uga xumaadeen caruurta daryeelka xun ee lagu hayay. Irmaajada caruurta lagu xidhay waxey jireen 1 jir ilaa 7jir, si aysan uga soo bixin waxey irmaajada hor dhigtay Sariir culus. Markaa caruurta awood umaysan helin inay kaga soo baxaan irmaajada. Maanta ayaa maxkamad la bilaabay in la geeyo arinta hooyadan Somali ee caruurteeda baahi iyo dayactir ku dishay. English: Edyan Farah, 28, allegedly put all five of her children – aged one through to seven – into the small closet and pushed a bed in front … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
First NZ Plane Hijacker: Somali 9 Years Prison (Daawo)
New Zealand (ssctimes.com) Dumar Somali oo diyaarad isku dayday inay afduubto dalka Newzealand ayaa maanta lagu xukumay 9 sano xabsi, dacwona looma ogola ilaa ay 6 sano ka dhamaysanyso xabsigii maanta lagu xukumay. Sababta ay diyaarada iskugu dayday inay u qabsato weli lama cadeyn laga yaabaa inay maskaxiyan ay dhibaato haysatay laakiin idaacadaha New Zealand ayaa sheegaya inay sababtu ahayd dhibaatooyin soo maray markay yareed. Waa markii ugu horeysay ee dalka New Zealand qof lagu xukumo afduub diyaarad, iyadoo la sheegay inaan taariiqda lagu heyn dhacdadan oo kale, qofkii ugu horeeyayna ay noqoto qof Somali ah. Naagti xukumaysay ayaa sheegtay inay xukunka afduubku yahay sanado badan oo uu noqon karo 5 sano ilaa 25 sano, markaa 9 sano kaliya ayay heshay, laga yaabaa qof haduu ku … Read entire article »
Filed under: News
Sheeko Cajiib: Shukri & Nolosheeda (Daawo)
Italy (ssctimes.com) Shukri waa gabar Somali oo ka sheekeenaysa nolosheeda, siday uga soo baxday Somaliya, dhibkay soo martay iyo sababtay afarteeda caruur uga soo tagtay. Shukri waxey qurbaha usoo gashay siday Somalida inteeda badan usoo galeen, doon yar oo ay ku tilmaantay in ‘hadii la afuufoba biibayso’ tasoo dadbadan ku dhinteen qaarna ku xanuunsadeen. Gabadhan nolosheeda ka sheekenaysa waxaa soo duubay barnaamijka ku magac dheer ‘Witness’ ama Somali lagu odhan karo ‘Aragti’. Shukri waxey iminka joogtaa talyaaniga, meeshaasoo dad wanaagsan oo itaaliyaan kula kulantay afkiina baratay. English: Shukri speaks about her past and present life, the struggle she has gone through to get to where she is today and the people who welcomed her into her new life. She speaks frankly about what she thought the ‘west’ would be like and how different it seems … Read entire article »
Filed under: News, Qosol iyo Qiiro
Hotel Siinaya 4 Dumaro Somali $40,000
Louisiville (ssctimes.com) Hotel diiday inay shaqaalihiisa xirtaan xijaab ayaa maanta ku dhowaaqay inu siinayo 4 dumaro Somali ah $40,000 si ay u joojiyaan maxkamadi ay u wadeen dacwadooda, taasoo ah inay meeshii ay ka shaqeenayeen u diiday inay xijaabki xaqa ay ku lahaayeen xirtaan. Dumarkan ayaa dacwad dheer ku furay hoteelka oo sheegtay inuu diidanyahay inay diintooda raacaan ayagoo shaqadooda wata. Hotelkii ayaa hayadaha u dooda xuquuqda shaqaalaha dabo galeen oo ku eedeeyeen inu hotelka danbi ka galay sharciga dalka Mareykanaka, kaasoo ah in qofka waxuu xaqiiqdi aaminsanyahay lagu ixtiraamo laguna xumeyn. English: After not being allowed to wear their religious head scarf to work, four Somali women are now receiving compensation. The Louisville Marriott Downtown Hotel told the four women of Muslim faith they were not allowed to … Read entire article »
Filed under: News
Somali Woman Stabs In Brought Day Light
Magaalada London (UK) maanta Dumar Somali ah oo magaceeda lagu sheegay Annisa Cabdi Cabdillahi ayaa la dagaalantay naag ajaanib ah, dagaalkasoo ka dhacay meesha dumarka xunxun ku iibiyaan jirkooda, meeshaas oo ay naagti Somalida aheyd naagtii kale mindi xabadka kaga galisay. Dadkii dagaalka daawanayay ayaa sheegay inu dagaalka ka bilowday banaanka jidka hortiisa, taasoo naagti Somalida aheyd dadkoo wada arkayo mindi lasoo baxday taasoo ay isla markiiba naagtii kale gelisay. Annisa Cabdi Cabdillahi askarti meesha yimid ayaa xiray naagtii kalena waxa la sheegay inay si aad ah mindida u gelin oo ay xaaladeedu soo fiicnaanayso laakiinse weli ku jirto cisbitaal. Askarta waxey sheegeen inay Annisa la geyn doono maxkamad berito iyadoo lagu eedeyn doono inay damacsaneyd inay disho oo kaw kasiiso naagtii ajaanibka ahayd. English: Somali Woman has been accused of … Read entire article »
Filed under: News
SSC Girl 16yrs Old Physically Abused By Somaliland Clan Militia
We have received reports of the physical abuse by the Somaliland Clan Militia in Buro, young girl aged 16yrs old who was wrongfully taken to prison by the Militia has been sexually abused by her captives according to allegations from the region. The girl who is originally from SSC has been studying in the town and is accused of nothing more than belonging to the SSC people and having the idea of a united Somalia. She was initially heard by colleagues of speaking about the torture in SSC to her friends and people around her who are part of the Somaliland Clan, she was then accused of belonging to SSC peace progression team, which she denies. Her parents are devastated by the news of abuse as it … Read entire article »

Comments