// post images.. ooooooooooooooooo00000000000000000000oooooooooooooooooo

Articles Comments

SSC TIMES » Entries tagged with "somalia"

Awdal State Lama Aasi Karo – Awdal State Cannot Be Buried (Daawo)

Awdal State (ssctimes.com) Awdal State cannot be buried is a new song to celebrate further the growing support of the independence of the region Awdal state of Somalia. Somali: Heesti Awdal State Lama Aasi karo hees cusub oo video horudhac loo soo saaray. Kala soco SSC Times full videoga heestan. Heesta Cusub ee LAMA AASI KARO waxaa Sameeyay Dahir Abdulle Alasow,waxaa laxanka saaray Mulaxamiistaha weyn Maxamud Goox Qarboosh. Fanaaniinta qaadaya heesta waxaa ka mida:- 1-Maxamud Goox Qarboosh 2-Muslima Qaasim Hilowle 3-Bile Caraale 4- Sagal Arts 5- Muumin Jilicoow 6- Cumar Ashkir 7- Niciima Axmed 8-Ayaan Cali 9- Maxamed Yare 10- Canab Cali Erayadda heesta ugu doorka roon waxaa ka mida ——————— Waa umad aqoon Ilaah siiyayoo Ilaa ab ka ab, Ubadkii dhashaba Lagu abaabiyoo Waa Arli Cilmiga Looga aflaxoo AWDAL STATE Lama aasi karo ————— Waa Mahad ilaah Adal israacday Heleeleeyaa, Heleeleey. Waa Umad aqoon Alle siiyayoo, Asluub iyo anshax wada lahee Indheergarad Saylac wada degee, Heleeleeyaa, Heleeleey. Lagu wada ajiib Waa Ileeys baxiyo Iftiin lagu hirtoo AWDAL STATE Lama Aasi … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdal State of Somalia Celebrations Continue (Daawo)

World (ssctimes.com) Awdal State patriots celebration videos showing the voice of the elders, young people and woman as well as the cultural dance of the region is shown on further Somali news portals around the world. Awdal State is now seen as a strong and growing state in terms of voice and supporters, despite the difficulties people in the Awdal region are facing they are in general determined to continue the revolution of Awdal State. The news of Awdal State has reached far and wide around the globe, on a daily basis the Awdal State name appears in the international Somali news websites, radios and TV channels, which show that people across Somalia apart from the SNM militia headed by Criminal Siilaanyo support the peace agenda set out by the … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Awdal State of Somalia on International TV (Daawo)

London (ssctimes.com) Awdal State of Somalia is shown on the Somali international Television Universal TV after celebrations to support the declaration of Awdal State took place in many countries and cities around the world including: USA (Ohio, Minnesota, California), Canada (Ottawa, Toronto and Vancouver), Sweden, Norway, Finland, Holland, Germany and most recently London. The flag of Awdal has become the talk of the Somali nation and the international observers are aware of the growing revolution taking place in Northern Somalia, the declaration of Awdal State is not a suprise to observers as it has always been a question of ‘when’ rather than ‘if’. Awdal State civilians reject the notion of a divided Somalia and the tribal cleansing agenda of criminal Siilaanyo and the one clan notion (isaaqland / … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

SSC Defeats Criminal Siilaanyo’s Isaaq Clan Militia

Cayn (ssctimes.com) The Isaaq Clan Militia headed by Criminal Siilaanyo today paid a heafty price consisting of many cusualties including deaths and injuries, after they have waived an unprovoked attack on the SSC civilians in the Kalshaale region in the village of Hagogane Maygagle of the Cayn and Sool regions of the SSC. This attack has caused many innocent civilians being killed due to its unexpected nature. The SSC peacekeepers have quickly responded to the attacks and reports confirm today the fighting between the SSC civilian peace keepers and the militia headed criminal siilaanyo continued for almost 12 hours, during which the militia suffered from great number of deaths. The people of SSC have tried for too long to keep the peace of the region intact and … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

NSUM Hargeysa Maxey Ka Doonaysaa?

Hargeisa (ssctimes.com) NSUM oo bilooyinkii danbe aad ugu dadaalayay sidii loo kala jabin lahaa shacabka SSC ayaa la sheegay inuu Gudoomiye ku xigeenka NSUM uu kusoo socdo Waqooyiga Somaliya magaalada Hargeysa, tasoo ay xaqiijiyeen odayaasha u adeega qabiiliiste Siilaanyo. Warka kasoo baxaya Hargeysa ayaa sheegaya in safarkani yahay all expenses paid trip taasoo micnaheedu yahay in casumaad loo fidiyay NSUM maadaama loo arkay halka kaliya ee laga kala jabin karo shacabka SSC. Laakiin wararka dhanka kale ayaa sheegaya inuu Gudoomiye ku xigeenka Ururka NSUM sheegay inusan Hargeysa dalxiis ugu socon oo usocdo isfahansiinta Somalidiidka iyo Somalida taasoo la sheegay inuu ku tilmaamay Somaliland iyo Dhulbahante. // Si kastaba ha ahaatee waxaa cadaatay inu NSUM wanaagii ay sameyn jireen oo dhan manta kusoo aruurtay mid sidii islaan maseertay colaad hoosaad … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

SSC Celebrations: 16 October 2010 SSC is One year Stronger (Daawo)

World (ssctimes.com) SSC celebrations took place around the world on 16 October 2010 in order to commemorate the birth of SSC one year ago on the 16 October 2009, a date which Somali people in Northern Somalia will never forget. SSC is by the people and for the people, on 16 October 2010 celebrations took place almost in every city and town around the world. In Sweden Queen Saado Ali Warsame took part in the SSC Stockholm celebrations and made public the new SSC song called SSC Hana Qaaday, the SSC Stockholm event was attended by foreign delegates including local and foreign activists, to show that Swedish people support the unity of Somalia and the cause of the SSC movement. The celebration video for 16 October 2010: // The SSC Sweden event held on … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

SSC Leaders Support the New Prime Minister of Somalia

Cayn (ssctimes.com) Garaad Jamaac Garaad Cali iyo dhammaan Golayaasha Hogaanka SSC ayaa waxaa ay si wada jir ah dhanbaal Hanbalyo ah u dirayaan Raysal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo uu Madaxweyne Shiikh Shariif galabta ku dhawaacey Maxamed C/laahi Maxamed. Garaadka iyo hogaanka uu ku sugan xarunta ku meel gaadhka ah ee Hogaanka Sool,Sanaag iyo Cayn oo ah Degamada Dharkayn-geenyo ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay dhanbaalkooda ku xuseen in ay hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan iyagoo ku hadlaya magaca shacabweynaha deegaamada Sool Sanaag & cayn Raysal wasaaraha cusub Maxamed C/laahi Maxamed. Dhanbaalkan oo Hanbalyo iyo dardaaran iskugu jirey ayaa sidoo kale lagu sheegey in ay aad ugu niyad san yihiin ugu farxeen markii uu soo gaadhey warka la xidhiidha magacaabida Raysal wasaare Maxamed C/laahi Farmaanjo. Garaadka iyo Hogaanka SSC ayaa … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

UNHCR: Somalia The City of Displaced (Daawo)

New York (ssctimes.com) UNHCR oo xuquuqda biniaadanka dhibka haysato ku qaabilsan waxey sheegtay in Muqdisho ka guureen kumaan qof, oo agagaarka Muqdisho dad aad u badan dageen, Dadkana waxey dageen meelo aan loo dhowaan karin oo wax caawinaad ah loogu geyn karin. Waxey sheegeen in maalinwalba la arkayo meelo badan oo banaanka ah cariishyo laga dhisanayo. Waxey sheegeen in dad gaaraya 400,000 kasoo qaxeen Muqdisho, 12,000 oo qof ayaa bishi ugu danbeysay oo kaliya kasoo guuray oo dibada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ku yaacay. Waxey sheegeen in arintani sii xumaanayso dadkana wax caawinaad ah haysan. // Waxaa kaloo naxdin ah in dadka Somaliyeed ee ka cararaya dhibaatada ka jirto Muqdisho iyo meelaha kale dhibaatada haysato in xabsi la geeyo oo la dhaho matihid qaxooti sharci leh, weliba dalka … Read entire article »

Filed under: News

SYDO Is Working To Improve Cayn Education (Daawo)

Cayn (ssctimes.com) Ururka dhalinyara ee SYDO ee kadhisan magaalada buuhoodle oo u kuur galay xaalada waxbarashada gobolka. Ururka dhalinyarada ee SYDO oo kala fadhii uu galabta ku yeeshay xafiiskooda kaga hadlay arimaha bulshada ayaaa waxyaabahay dhaliisha ugu badan usoo jeediyeeen waxaa ka mid ahaaa dhanka waxbarashada gobolka oo run ahaantii danbaysa marka loo eego gobolada lamidka ah iyagoo dib u dhacaasi dusha uga tuuray qurba joogta u dhalatay gobolka oo aan kaalintii kaga haboonayd ka qaadan horumarinta waxbarashada gobolka ururka SYDO oo ah urur wadaniyiin ah oo ku shaqeeya iskaa wax u qabso iyagoon waxtaageero ah cid na ka helin waxyaabaha ay gobolka u qabtaan waxaaa kamida horumarinta wax barashada iyagoo wax bara inkabadan 200 qof oo dad danyara ahoo haatan heerka waxbarashadoodu gaadhayso classka 5aad. Halkan Ka Daawo Ururuka SYDO … Read entire article »

Filed under: News, SSC News

Taageero iyo Hambalyo to Awdalland

Awdalland (ssctimes.com) Marka hore waxan salaamayaa warbaahinta xorta ah ee ii saamaxday inan hanbalyadaydani hawada u mariyo maamulka AWDAL STATE. Waxaan sidoo kale salaamayaa dhamaan umadaha reer ADAL meel kasta oo ay aduunka ka joogaan. Sida la wada ogsoonyahay waxa soo if baxay maamulka AWDAL STATE oo mudaba jidka ku soo jiray. Waxa laga wada dharagsanyahay in ay haatan hawada ku soo jirto ku dhawaaqidii dawladaasi oo ay u haraadanaayeen bulsha waynta gobolada awdal, gabilay iyo salal oo mudo badan lagu hayay cabudhin , caga juglayn iyo bara kicin. // Hadaba fikrada ah in gooni la iskaga taago maamulkii la odhan jiray somaliland ee ay ku bahoobeen beelaha daga woqooyiga somaliya taasi oo ka danbaysay kadib markii ay ku qanceen dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshadu sida aqoonyahanka … Read entire article »

Filed under: Awdalland, News

Sheeko: Hablaha Qaar Waa Xumbo iyo Xiiso

Lasanod (ssctimes.com) Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Hanad iyo Ikraan. Hanad ayaa sheekadani soo martay oo sidan uga waramay: Waxaan ku dashay magaaladda Kismaayo, waxbarashadeyda waxaan kusoo qaatay waqooyiga Somaliya magaaladda Laascaanood, sidoo kale Ikraan ayaa waxay iyana ila degneyd Laascaanood. Gabar Faaduma la-dhihi jiray ayaa waxaan ka caawin jiray computer-ka marka uu cilad kaga dhaco, maalin maal-maha kamid ah ayay Faaduma i soo wacday, waxayna ii sheegtay in uu Computer-ka ka haleysan, isla-markaana waxay iga codsatay inaan guriga ugu imaado si’aan ugu sameeyo, sidii ayaa waxaa ku imid gurigii Faaduma. Markaan guriga imid ayaa waxay sheegtay in’ay gabdho u imaan rabaan, sidaasi darteed aan u sameeyo computer-ka, si’ay gabdhaha ugu madadaaliso, waxaan maalintaasi guriga Faaduma yimid gabdho fara-badan, waxaana ku jirtay boqorada, xidigta aan ifka ugu … Read entire article »

Filed under: News, Qosol iyo Qiiro

Hawd Secondary School Graduation Ceremony

Buhodle (ssctimes.com) Xaflad lagu sagootinayay ardayda dhamaysatay dugsiga sare ee Hawd Secondary School oo ka dhacday magaalada Buuhoodle Isbuucii hore ayaa saacadu markay ahayd 9:00am waxaa hoolka xafladaha dugsiga sare ee Hawd Secondary School Buuhoodle lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu sagootinayay dufcadii ugu horraysay ee ka baxda dugsigaa sidoo kale ayaa waxaa xafladdan abaal marrino kala duwan lagu guddoonsiinayay ardaydii fasalada Form 1, 2 iyo 3 ee sanad dugsiyeedkii lasoo dhaafay heshay kaalmaha ugu sar sareeya ee imtixaanaadka iyo dhanka akhlaaqiyaadkaba. Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loosoo agaasimaya ayaa ku bilaamatay jawi wanaagsan iyo shucuur aad u sarraysa oo laga dheehan karo dhamaan bulsho wayntii halkaa isugu timid oo isugu jirtay isimmo, culumo, maamulka gobolka, qurba joog, aqoonyahamiin,bahda saxaafadda, waalidiin, macalimiin, arday iyo marti sharaf … Read entire article »

Filed under: News, SSC News